Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2023

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay qaar kamid ah siyaasiyiinta Koonfur-galbeed

30th September 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin ka soo jeeda deegaanada […]

Daawo:Bulshada Soomaliyeed oo Looga Digay Roobab Xoog Leh oo Kusoo Wajahan dalka

29th September 2023 admin 0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu kulan deg-degg ah kula qaatay Xubno ka kooban qeybaha […]

Mareykanka oo $5 Milyan ku Bixinaya ciddii keenta xogta Abuukar Cali Aadan

29th September 2023 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in lacag dhan 5 milyan oo dollar ay ku  abaalmarineyso qof  kasta oo soo sheega Abuukar Cali […]

qarax

Daawo:Shabaab oo Qarax Xoogan ku Weeraray Buule Burde

28th September 2023 admin 0

Maamulka Demada Buulabarde ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan. Qaraxa oo la […]

geedoqarow

Gudoomiyihii Dhuusamareeb oo Ka Hadlay Qarax ka dhacay Dhuusamareeb

28th September 2023 admin 0

Guddoomiyaha Degmada Dhuusa-mareeb Macalin Cabdiraxmaan Geeda Qorow oo ka hadlay qaraxyo ka dhacay duleedka magaalada dhuusamareeb.

boliis

Daawo:Boliis Ganacsato u dhacay Hantidiii Shacabka

28th September 2023 admin 0

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay saaka weerar ku qaadeen Iskuulka Hooyga Xamar oo ku yaalla nawaaxiga Isgoyska KM4 […]

kenya

Dhageyso:Sicir-bararka ka jira dalka Kenya oo kasii daraya

27th September 2023 admin 0

Dalka Kenya, waxaa mar kale koror xoogan uu ku yimi qiimaha shidalka dalkaasi, xilli sidoo kale ay jiraan sare u kac laga dareemay qaybaha kale […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan xuska dhalashada Nebiga CSW

27th September 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo farriin ku saabsan xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxamed nabad-gelyo iyo naxariis […]

barrehiiraale

Daawo:Kulan Lagu Taageerayo Barre Hiiraale loogana Soo Horjeedo Itoobiyaanka oo ka dhacay Baardheere

27th September 2023 admin 0

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa lagu qabtey Dibad bax looga soo horjeedo Hanjabaadii Ciidamada Ethiopia ee ku sugan degmada Dolow ay kula kaceen Col.Bare […]

asluub

Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa tababar u furay 70 askari oo la barayo hab dhaqanka maxaabiista

26th September 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa tababar u furay 70 askari oo la barayo ilaalinta iyo hab dhaqanka maxaabiista.

guudlaawe

Daawo:Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degaanka Cali Fooldheere

26th September 2023 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellada dhexe, isago la hadlay Ciidanka Qaranka iyo Xoogagga xoreynta deegaanka. Madaxweynaha Hirshabeelle […]

Ugaas

Waxgaraka Caabudwaaq oo Kadigay Weerar lag abaabulayo Cadaado

26th September 2023 admin 0

Kulan ay Caabudwaaq ku yeesheen Odayaasha dhaqanka Beellaha Sade ayaa Waxaa shir Gudoominaayay ugaaska beelaha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Waxaana lugu Lafa Gurey Xiisada […]

barrehiiraale

Dhageyso:Barre Hiiraale oo ka hadlay Mudo xileedkii Axmed Madoobe iyo hanjabaad itoobiya Uga timid

25th September 2023 admin 0

Barre Adan Shire (Hiiraale) oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Gedo oo muddooyinkii ugu dambeeyayna ku sugnaa gobolkaas ayaa sheegay inay hanjabaad […]

Xamze

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka maraykanka

25th September 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa si weyn ugu dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, kumaankun oo Jaaliyadda Soomaaliyeed […]

Qoorqoor

Qoorqoor oo Booqday Qoyskii uu Ka baxay Askarigii Qarax ka difaacay Qoorqoor iyo Madax kale

24th September 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo howlo Caafimaad ugu maqnaa caasimada dalka iyo Kenya ayaa kusoo laabtay caasimadda Dhuusamarreeb ayaa booqday gurigii uu […]

Posts pagination

1 2 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes