Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2023

Doodisho

Wasiirka Amniga oo Ka warbixiyey Kulankii Waftigii Sacuudiga iyo Xasan Sheekh

4th August 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada Sucuudi. Carabiya. Wasiirka Amniga gudaha XFS Dr Maxamed Cali Doodishe […]

khadiijo

Daawo:Jaamacadaha oo beeniyey inay direen gabadhii Soomaaliya ku matalaysay Shiinaha

3rd August 2023 admin 0

Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa beeniyey inay direen gabadhii Soomaaliya ku matalaysay tartanka orodka ee Ciyaaraha Jaamacadaha oo ka dhacaayey dalka Shiinaha. Ururuka Jaamacadaha ayaa sheegay […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee golaha shacabka

3rd August 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 26-aad ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Mashruuca Ladagaalanka Shabaab ka furay Dhueamareeb

3rd August 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusamarreeb ka furay Mashruuca looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada ku haray gacanta cadawga argagexisada kaasoo […]

khadiijo

Akhriso:Qoyskii Qaranka Fashiliyey oo Xilka Qaadis Lagu Sameeyey

2nd August 2023 admin 0

Wasaraadda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowladda FS ayaa xiriirka Olombikada Qaranka ku amartay in shaqo ka joojin lagu sameeyo guddoomiyaha xirriirka ciyaaraha fudud ee dalka Marwo […]

masjid

Fadlan Ka Qayb Qaata Dhismaha Masjidka Daarul imaan ee Magaalada Muqdisho

2nd August 2023 admin 0

Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif iyo Sheekh Abuukar Xasan Maalin ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dhameystirka Masjidka Daarul imaan ee […]

jamal

Gedo Looks to Tradition and Civic Groups for Guide

2nd August 2023 admin 1

Somali National TV(SNTV) X handler, formerly Twitter, beamed pictures of President Hassan Sheikh Mohamud and his allied Ahmed Mohamud Islaan(Madoobe) supporters in the Somali State of […]

aqalka sare

Aqalka sare ee BFS oo ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha

2nd August 2023 admin 0

Mudanayaasha golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha oo isku shaan-dheyn lagu sameeyay. Kal fadhiga labaad, kulankiisa saddexaad […]

deni

Madaxwayne Deni Oo Shaaciyey Xiliga laqabanayo doorashada Puntland

2nd August 2023 admin 0

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay sheegay in isaga iyo xukuumaddiisu aaney qorshaha ugu jirin in ay xilka kororsadaan. Madaxwayne Deni […]

sayid

Xildhibaan Coloow oo Maxamuud Sayid eedayn kulul u soo jeediyey

1st August 2023 admin 0

Xildhibaan Cabdirashiid maxamed Ducaale (Colow) oo war kasoo saaray xaalada Gedo waxuuna ka digay kala qeybinta bulshada gobolka oo uu wado Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud […]

Qoorqoor

Qoorqoor oo Cashuur dheraad ah kusoo rogay Guriceel iyo Gobihii Ganacsiga oo xiran

1st August 2023 admin 0

Goobihii ganacsiga ee degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo Maanta xiran kadib markii madaxwaynaha Galmudug kusoo rogay Canshuur xad dhaaf ah.

Xamze

Sawiro:Xamse oo kormeeray xerada ciidanka ee TurkySom

1st August 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kormeerey Kuliyadda Ciidanka ee Turki-Som, ayaa la dardaarmay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka […]

jimcaale

Shacabka Muqdisho oo loo Sheegay inay Baneeyaan dhulkii Talyaaniga

1st August 2023 admin 0

Bayaan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa lagu faah faahiyey sababta dadka looga saarayo Dhulka (Kaasa […]

Posts pagination

« 1 … 6 7

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes