Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2023

Daawo:Somaali heshiis ah oo Beenowday iyo Dagaal Ka dhana Xawaadle oo Muqdisho Looga Dhawaaq

2nd July 2023 admin 0

Odayaasha Dhaqanka qaar kamida beesha Abgaal oo Muqdisho ku kulmay ayaa ka digay dhul balaarsi ay sheegeen in uu ka socda Deegaano ku yaala Xadka […]

arab

Dalalka Islaamka oo Shir dagdaga Ka Yeelanaya Sidii Cunaqabtayn Sweden Loo Saari Lahaa

2nd July 2023 admin 0

Wadamada Muslimka ah ayaa ku shiraya dalka Sacuudiga si ay uga hortagaan gubitaanka qur’aanka kariimka ah ee lagu gubay dalka Sweden Ururka OIC ayaa shir […]

fiqi

Fiqi oo xilka u kala wareejiyay Guddoomiyaha Cusub ee Hay’adda Qaxootiga iyo guddoomiyihii hore

2nd July 2023 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay marwo Safiyo Xasan Maxamed, Guddoomiyaha cusub ee […]

balanbal

Munaasabadda 1-da Luuliyo oo xalay si weyn looga xusay degmada Balanbal

1st July 2023 admin 0

Munaasabadda sannad guuradii 63aad ee markii gobollada Koonfureed ay xurnimada ka qaateen gumaystihii Talyaaniga sidoo kalana ay midoobeen gobollada Waqooyi iyo kuwa Koonfureed ayaa lagu […]

cabdirisaaq

Guddoomiyihii hore ee baarlamanaka Soomaaliland oo Shaaciyey in Sool Guulaysatay

1st July 2023 admin 0

Guddoomiyihii hore ee baarlamanaka Soomaalilaand Cabdirisaaq Khaliif oo Garoowe uga qayb galay Munaasabada 1da Luulyo ayaa si kulul uga hadlay dagaalka Sool, waxuuna sheegay in […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka 1-da Luulyo

1st July 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada […]

Posts pagination

« 1 … 7 8

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes