Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2023

Qoorqoor

Sawiro:Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Ergeyga Cusub ee QM

15th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladd gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Danjire […]

Xasansheekh

Xasan Sheekh oo Kasoo Muqday Masjidka ayaa ka digay Xatooyada

14th July 2023 admin 0

Madaxynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta salaada Jimcaha ku tukaday masjidka Madaxtooyada ayaa ka digay dadka xadaya xoolaha dowlada.

Muuse

Muuse Biixi oo Qaabilay Ergadii Muqdisho uga Timid arinta Laascaanood

14th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Casho Sharaf ah ku qaabiley Madax Dhaqameedkii Iskood Isu Xilqaamay. Hargeysa-13-07-2023-()-Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii Xalay kulan […]

xasansheekh

kulanka Wadatashiga oo la Soo gabagabeeyey Kaas oo aan Looga Hadlin Colaada Laascaanood

13th July 2023 admin 0

Waaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulanka Wadatashiga ee u dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ah ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS iyo madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka. […]

yuusufdabageed

Sawiro:Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda WFP

13th July 2023 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa maanta magaalada Beledweyne ku qaabilay Ku-xigeenka Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka WFP ee Soomaaliya Marwo […]

wasiir

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixinta xubno cusub oo dhawaan la Magacaabay

13th July 2023 admin 0

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ansixiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha […]

Xamsr

Xamse oo loogu baaqay inuu Camabaareeyo Somaliland

13th July 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray […]

Daawo:Wasiirkii hore ee Maaliyada Soomaaliya oo Xilka Wareejiyey

12th July 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaare Xamsa, oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirkii Hore Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa […]

Wasiir

Xildhibaan Cabdullahi Carab oo diiday in lagu soo doortay Kenya eedeyna Ujeediyey Bulshada Gedo

12th July 2023 admin 0

Wasiirkii hor ee Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Cabdullahi Carab ahna Xildhibaan ka tirsan aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa mar uu waramaayey warbaainta ayuu inkiray in lagu […]

xasandheere

Senator Xasan Dheere Aqalka Sarre waa ka Gaabiyey Colaada Kajirta Jubbaland ilaa Laascaanood

12th July 2023 admin 0

Senator Xasan Dheere oo kamida xubanaha Aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu Aqalka sarre ka gaabiyey ka hadalka Colaada kajirta dalka Gudihiisa laga soo […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweynaha dalka oo si rasmi ah u furay shirweynaha Wadatashiga

12th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo […]

garaadjamac

Garaad Jaamac oo eedeyn kulul u jeediyey Madaxwayne Xasan iyo Ra’iisalwasaare Xamse

11th July 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Cali oo Lahadlayay Jaaliyada SSC ee ku sugan dalka Kenya ayaa Madaxda Soomaaliya Ku eedaayay Iney Garab ka siineyso Soomaaliland Duqeynta Laascaanood […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo baaqday iyo Villa Soomaaliya oo Ka hadashay

11th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku casuumay Madaxda Talada Haysa iyo Madaxdii Hore si ay uga soo qeyb galaan […]

Ra’iisalwasaarayaashii hore ee Puntland oo ka horyimid Rabitaankii Madaxwayne Deni

11th July 2023 admin 0

Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid, oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Garoowe ee caasimadda Maamulka Puntland ayaa […]

diyaarad

Dowlada Soomaaliya oo Ka hadashay Diyaarad kusoo dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

11th July 2023 admin 0

War-saxaafadeed ka soobaxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa looga hadlay shilka diyaaraddii maanta ee garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes