Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2023

maxamudsayid

Dhageyso:Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo Diiday inuu Cambaareeyo Duqaymaha kenya

19th July 2023 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid oo nku sugan Gobolka Gedo ayaa diiday inuu cambaareeyo duqaymaha Ciidamada Kenya kawadaan gobolka Gedo gaar ahaan kuwa […]

Caanood

Dowlada Soomaaliya oo Sheegtay inay dishay 30 ka tirsan shabaab

19th July 2023 admin 0

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa sheegtay in Howlgalkii Ceel-qorax lagu dilay 30 shabaab ah oo ay laba horjooge sare ku jiraan. Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga General Cabdullaahi […]

XASANSHEEKH

Daawo:Wasiir Jibriil “Aniga iyo Madaxwayne Xasan Qoyskeenii Baan Shaqo u Abuurnay”

18th July 2023 admin 0

Guddiga ganacsiga Golaha Shacabka oo kulan la xisaabtan ah ugu yeeray Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa waxaa wax laga waydiiyey Sababta keentay inuu […]

Xananbuure

Mudulood oo Shaaciyey inaysan Shaqeynayn Somali heshiis ah kadib dagaalkii Raaga Ceelle iyo degmada Cadalle

18th July 2023 admin 0

Gudiga dib u heshiisiinta iyo dhaqanka Mudulood oo maanta kulan ka yeeshay dagaal beeleedyo ka dhacay inta u dhaxeysa Raaga Ceelle iyo degmada Cadalle, kuwaas […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo Xariga ka jaray Xarunta Kaydka Aaranka

18th July 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo daboolaysa […]

ugaas

Kulan Lagu Taageerayo Shirka Garbahaaray ayaa ka.dhacay Maraykanka

18th July 2023 admin 0

Kulan ay Qabteen Haldoorka Beesha Mareexaan ee kunool magaalada Columbus ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo dhaweeye Shirka Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi kaga dhawaaqay Garbahaarey.

barlaman

Labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo yeelanaya kulan wadajir ah iyo Ujeedka

17th July 2023 admin 0

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa  shir […]

fartaag

Senator fartaag Ahmed Madoobe Shalay Anigaa Kursiga u Xiray hadana waa Tuuraynaa

17th July 2023 admin 0

Sanator Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo kamida Xildhibaanada Aqalka Sarre ee Soomaaliya oo ka hadlaayey arimaha Jubbaland ayaa sheegay Mudo xilieedkii Axmed Madoobe inuu dhamaaday […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Baydhabo ku Qaabilay Wafti kasocda UNFPA

17th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo maanta Safar shaqo […]

XASANSHEEKH

Beesha Shiikhaal oo Madaxwayne Xasan ka Codsaday inuu Xoriyadiisa Siiyo Agaasime Abdulaahi Suldaan

16th July 2023 admin 0

Beesha Shiikhaal ee North America ayaa cadaalad darro iyo dulmi ku tilmaamtay xariga Agaasime Abdulaahi Suldaan, waxayna Madaxwaynaha Soomaaliya ka codsadeen inuu xoriyadiisii usoo celiyo.

baladwayne

Daawo:Ciidamo ka tirsan Booliska Hirshabelle oo xirtay wadooyinka Magaalada Baladwayne

16th July 2023 admin 0

Ciidamo ka tirsan Booliska Hirshabelle ayaa xirtay wadooyinka muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee Magaalada baladwayne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Ciidamadaan ka […]

khadiijo

Daawo:Wasiirka Haweenka oo Xariga ka jartay Xarun Cusub

16th July 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo hormarinta xuquuqul Insaanka Soomaaliya Khadiijo Diiriye iyo masuuliyiin kale oo xarigga ka jaray xafiiska qeybta isku duwidda xuquuqda Aadanaha ee wasaaradda.

maxkamad

Sawiro:Maxkamadda oo u fariisatay Dhageysiga dacwad loo haysto 36 Eedeysane Ajaanib ah

16th July 2023 admin 0

-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay Dhageysiga dacwad loo haysto 36 Eedeysane oo Ajaanib ah ku waa oo hore xukun ugu riday  Maxkamadda […]

Ugaasmaxamuud

Madax dhaqameedkii Nabada Laascaanood ayaa Sheegay inay Shaacinayaan Natiijada safarkooda

15th July 2023 admin 0

Madax-dhaqameedkii Nabadda Laas-caanood uga yimid Muqdisho oo Hargeysa ku sugnaa kuwaas oo la kulmay Madaxwaynaha Soomaaliland Muuse Biixi, ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho.

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo Cabdi Xaashi ku wareejiyey heshiiskii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran

15th July 2023 admin 0

kulan ay maanta wada yeesheen Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes