Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2023

shariif

Shariif Sheekh Axmed oo ku guulaystay daminta Colaada Cadale

23rd July 2023 admin 0

Madaxweynihii hore Shariif sheekh Axmed iyo Duubabka Dhaqanka Mudulood ayaa ku Guuleystay in ay Xabad joojin kala dhax dhigaan Beelo ku Dagaalamay Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Faratoon

Faratoon oo Loo doortay Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland

23rd July 2023 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda JSL Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Soomaliland u doorteen Shirguddoonka Golaha Wakiiladda.

kenya

Daawo:Beesha Mareexaan oo ku dhawaaqday Dagaal ka dhana Kenya kadib Duqaymihii Ceelcade

22nd July 2023 admin 0

Beesha Sade Oo Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay Duqayntii ay Dowladda Kenya ka gaysatay Degmadda Ceel-Cadde ee Gobolka Gedo ayaa Soo saarta Go’aano culus […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Shaandhayn ku Sameeyey Wasiirada Koonfurgalbeed

22nd July 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa isku Shaan-Dheyn iyo Magacaabis Cusub ku Sameyey Gollaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed.

barlaman

Mudanayaasha labada Aqal oo akhrinta koowaad marsiiyay ku noqoshada miisaaniyadda

22nd July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 2-aad ee wadajirka ah oo […]

aqalka sare

Sawiro:Cabdi Xaashi oo tababbar u furay xubno ka tirsan Senatorada aqalka Sare

22nd July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta furay aqoon iswaydaarsi ku saabsanaa hannaanka sharci samaynta ee sharci dejiyaasha […]

muqtaar

Daawo:Muqtaar Roobow oo ka hadlay Sidii Xumayd ee loola dhaqmay Xujayda Soomaaliya

22nd July 2023 admin 0

Xujaydii Soomaaliyeed ee ka dhoofay dalka Soomaaliya ayaa markii ay tageen dalka Sacuudiga waxaay la kulmeen Caqabado dhinaca Gadiidka, waxaayna qaar kamida lagu arkaayey iyagoo […]

garaado

Garaadada SSC oo ka hadlay Warqad ay dhawaan Soo Saareen oo dad Badan Ka caraysiisay

21st July 2023 admin 0

Isimada dhaqanka SSC ayaa ka hadlay Warqad ay dhawaan soo saareen oo ay kaga hadlaayeen eedeyn Garaad Jaamac u Jeediyey Madaxda Dowlada Soomaaliya. Afhayeenka isimada […]

shariif

Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay Dagaal Beeleedyada Kasocda Hirshabeellesh

21st July 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dagaal beeleedyo kasocda Hirshabeelle, sidoo kalana u dhaqaaqay magaala xeebeedka Cadalle si uu dadaalada nabada […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Cumar

21st July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isagoo […]

garaadjamac

Golaha SSC oo dowladda Soomaaliya ka raalli geliyay hadal dhowaan kasoo yeeray Garaad Jaamac

20th July 2023 admin 0

Golaha sare ee dhaqanka SSC oo shir ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa soo saaray qodobbo dhowr ah oo ay sheegeen in ay kasoo bexeen shirkooda. […]

ceelcade

Daawo:Waxgaradka Gobolka Gedo oo ka hadlay Duqaymaha Kenya Kawado Degmada Ceelcade

20th July 2023 admin 0

Odoyaal iyo Waxgarad ku shirey Gobolka Gedo oo ugu baaqey Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya inay wax ka qabato Duqeymaha Diyaaradaha Kenya ay ka wado […]

lafatagareen

Daawo:Shirka Gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed ayaa laga soo Saaray Go’aano ka dhana Shabaab

20th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiirada ayaa ugu baaqay Qeybaha kala duwan Bulshada inay ka qeybqatan Dagaalka […]

Boliis

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo karmeeray Dugsiga Tababarka General Kaahiye

20th July 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed General Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday xarunta Gaadiidka Ciidanka […]

Xamze

Akhriso:Wasiirrada Soomaaliya oo ka dooday Amniga dalka oo Sii Xumaanaya

20th July 2023 admin 0

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay Amniga Guud ee dalka […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes