Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2023

sayid

Maxamuud Sayid “Yaan dib loo xasuusan Xasuuqii Axmed Madoobe ka gaystay Baladxaawo”

26th July 2023 admin 0

Wafdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo. Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud […]

sacdiyofirinbi

Puntland oo ka hadashay sababta Garowe looga celiyay guddoomiye Sacdiyo Firinbi

26th July 2023 admin 0

Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo maanta shir jaraaid u qabtay waarbaahinta ayaa ka hadlay sababta ay dowlada Puntalnd u celisay diyaarad ay […]

mareeye

Xildhibaan Maareeyo Qaraxii Kuliyada Jaalle Siyaad Waa Shirqool laga Shaqeeyey Warbaahinta la aamusiyey

26th July 2023 admin 0

Xildhibaan Xildhibaan Max’ed Cabdi Xayir (Mareeye) oo ka hadlaayey kulankii Golaha Shacabaka ayaa sheegay ciidamada Kuliyada Jaalle Siyaad la keenay waxay ahaayeen ciidan taba-baran sababta […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisal wasaare Xamse oo hadal ka jeediyey madasha shir madaxeedka Daaresalaam

26th July 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyay maanta shir madaxeedka Afrika ee horumarinta awoodda Aadanaha ayaa sheegay […]

doodisho

Wasiirka Amniga oo Furay Shirweynaha Qaran ee wada shaqeynta Xeer ilaalinta iyo Booliska Soomaaliya

26th July 2023 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Sheikh Cali (Doodishe) ayaa Muqdisho ka Furay Shirweynaha Qaran ee wada shaqeynta Xeer ilaalinta iyo Booliska Soomaaliya ayaa […]

shamiito

Dhageyso:Cabdiraxmaan Shamiito oo Sheegay Inuu Isu dhiibay Taliska Axmed Madoobe

25th July 2023 admin 0

Wasiirkii kuxigeenkii hore ee Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Cabdiraxamaan Shamiito oo kusugan Magaalada Doolow ayaa Sheegay inay isaga iyo Madaxweyne kuxigeenka Jubbalnad, Maxamuud Sayid isla […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay kulliyadda Jaalle Siyaad

25th July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa si kulul u cambaareeyay qarax ismiidaamin ah oo kooxda khawaarijtu ka geysatay kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha oo saxaafadda […]

puntland

Akgriso:Barlamaanka Puntland oo Isbadal kusameeyey Dastuurka

25th July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad […]

xasansheekh

Madaxda Dowlada oo Lagu eedeeyey inaysan kantacsiyadeen qaraxii kuliyada Jaale Siyaad

25th July 2023 admin 0

Shalay bay ahayd markii kuliyada Ciidamada ee Jaalle Siyaad mid kamid ah argagixisada Shabaab isku qarax xiyey waxaana ku dhinatay askar ka.badan 50 halka 80 […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo Rome uga qaybgalay shirkacuna yarida aduunka

24th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macaluusha ayaa tilmaamay in […]

sacdiyofirinbi

Daawo:Sacdiyo Firinbi oo Ka hadashay Is hortaagi Deni Ku Sameeyey

24th July 2023 admin 0

Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar, ayaa laga hor istaagay inay u duusho magaalada Garowe ee caasimadda dowlad Goboleedka […]

qarax

Akhriso:Qasaarihii ka dhasha Weerarkii Kuliyada Jaale Siyaad ee Magaalada Muqdisho

24th July 2023 admin 0

Warrar dheeraada ayaa ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay gudaha xero ku taalla kuliyadda Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho. Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in […]

Xasansheekh

Daawo:Sheekh Idiris Xasan Sheekh inuu Caruurtiisa Shaqaaleeyo Waa Qalad

24th July 2023 admin 0

Sheekh Maxamed Idiris oo ka hadlaayey waxa Shareecada Islaamka ka qabto Musuq Maasuqa iyo Shaqaaleynta Qoyskaaga ayaa Madaxwayne Xasan eedeyn u jeediyey Sheekh Idiris ayaa […]

xasansheekh

Reer Gedo Goorma Ayey Baraarugayaan??? W/Q Jimcaale

23rd July 2023 admin 0

Dad badan oo Soomaaliyeed oo samejecle ah ama Soomaalinimadu ku weyn tahay baa xaqiiqda u sheegay reer Gedo, kuwa tira badan oo beesha Sade u […]

laftagareen

Madaxweynaha Koofur galbeed ayaa dardaaran ujeediyay xubnaha Wasiirada cusub

23rd July 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xubnaha Cusub Gollaha Wasiiradda Dowladda Koonfur Galbeed. Ku-Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka, […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes