Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2023

garaadismaaciil

Daawo:Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Muuse Biixi ugu Baaqay inuu Taliskiisa kala baxao Laascaanood

16th February 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka jawaabaayey hadal kasoo yeeray Madamwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kele ugu baaqay inuu Taliskiisa kala baxo Magaalada […]

Qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug ayaa ka qayb galay Caleema saarka Gudoonka Guriceel

16th February 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Guricel ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saarayo Gudoonka cusub ee dhawaan loo […]

dagaal

Askari Muqdisho ku dilay Darawal Mooto Bajaaj iyo Shacab careysan oo xirtay halkii dilku ka dhacay

16th February 2023 admin 0

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku dilay Darawal Mooto Bajaaj ah, Shacab ka careysan dilka darawalka Moto Bajaaj oo Muqdisho ku batay […]

deni

Madaxwaynaha Puntland ayaa Caluula kulamo kula qaatay qeybaha bulshada

16th February 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu, halkaasi oo Madaxweynuhu ku […]

dhoore

Dhageyso:Generaal Biixi oo Ka warbixiyey Dagaal Shabaab iyo Ciidamada Dowlada dhexmaray

15th February 2023 admin 0

Taliyaha ciidamada lugta Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay dagaallo Cidamada Dawladda iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanno ka tirsan gobollada […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisal wasaare Xamsa iyo safiirka Sweden oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

15th February 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya, Per Lindgärde. Ra’iisul Wasaaraha […]

daauud

Daawo:Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgallada dalka looga xoreynayo Shabaab

15th February 2023 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in ciidanka […]

Qoor

Madaxwaynaha Galmudug oo Ka Qayb Galay Caleemo saarka Gudoonka Balanbale

15th February 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Balanbal ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saarayo Gudoonka cusub ee dhawaan loo […]

masjid

Shiikh Aw-Cabdulle Cariif ayaa u mahad celiyay dad ka qeyb qaatay dhismaha Masjidka Daarul Quraan

14th February 2023 admin 0

Shiikh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif ayaa u mahad celiyay qof walba oo ka qeyb qaatay dhismaha Masjidka Daarul Quraan ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan ceelasha biyaha.

isbitaal

Dadkii ku soo dhaawacmay dagaalka laascaanood ee ku jira isbitaalada Muqdisho ayaa la gaarsiiyay deeq gargaar ah

14th February 2023 admin 0

Qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay dagaalka ka socda magaalada laascaanood ee ku jira isbitaalada Muqdisho ayaa la gaarsiiyay deeq gargaar ah. Deeqdaan […]

balanbal

Daawo:Madaxweynaha Galmudug ayaa xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Degmada balanbal

14th February 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha oo ay wehliyaan Xubno ka mid […]

qoorqoor

Daawo:Madaxwayne Qoorqoor oo ka hadlay Soo Dhaweyntii Loogu Sameeyey Degmada Balanbale

13th February 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaaray Degmada balanbale ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si […]

guudlaawe

Daawo:Kulan looga soo horjeedo Maamulka Iyo Isbaarooyinka Tirada Badan ee Hirshabeele

13th February 2023 admin 0

Kulan looga soo horjeedo Maamulka Hirshabelle iyo Isbaarooyinka tirada Badan ee Ka jira Goobihii laga saaray Alshabaab ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

barlaman

Xildhibaannada Soomaaliya oo dood adag ka yeeshay labo sharci oo muhiim ah

13th February 2023 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 18-aad ee Golaha Shacabka BJFS oo aa […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Talyaaniga Kulan Kula Qaatay Jaaliyada Soomaliyeed

13th February 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qayb galay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada Yurub […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes