Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2023

Boliis

Daawo:Taliska Booliska Soomaaliya oo Soo qabtay Askar shalay dil ka gaystay Muqdisho

20th February 2023 admin 0

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in gacanta lagusoo dhigay Askar shalay Isgoyska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho ku dilay wiil ardey ah oo Jaamacad kasoo baxay.

xamze

Ra’iisul wasaaraha XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shirka sannadlaha ah ee xeer ilaaliyayaasha dalka

20th February 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa furay Shir Sanadeedka 5aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay wixii u qabsoomay […]

Aadanmadoobe

Daawo:Barlamaanka Soomaaliya oo Ka hadlay dagaalka Laascaanood

20th February 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo maanta shir guddoomiyey kulanka golaha ayaa sheegay in xiisadda Laascaanood aysan ka aamusin oo xalkeeda ay ku jiraan.

aqalka sare

Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka korontada

19th February 2023 admin 0

Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka korontada oo soo gudbisay wasaarada Tamarta iyo Qayraadka Biyaha Dowlada Soomaaliya.

muqdisho

Daawo:Askar ka tirsan Ciidanka lagu soo tababaray Eritrea oo Dil arday ugu geystay Muqdisho

19th February 2023 admin 0

Askar ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan ciidankii lagu soo tababaray dalka Eritrea ayaa duhurnimadii Maanta wiil Arday ahaa oo saarnaa Mooto Bajaaj […]

muse

Daawo:Beesha Garxajis oo Muuse Biixi ku eedeyey inuu Xasuuq ka Gaystay Laascaanood

19th February 2023 admin 0

Kulan ay hargaysa ku yeesheen waxgaradka iyo Salaadiinta Beesha gGarxajid ayaa Madaxwaynaha Somaliland ku eedeeyey inuu xasuuq ka gaystay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Boliis

Daawo:Qaar kamida Haweenka oo Muqdisho soo dhawayn ah ugu sameeyey taliyaha ciidanka booliska

18th February 2023 admin 0

Qaar kamida Haweenka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho munasabad soo dhawayn ah ugu sameeyey taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe ayaa ugu hambalyeeyay habeenkii Nabigeena Muxamed SCW la dheel miyay

18th February 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda 27-ka bisha Rajab ee Hijriyadda u […]

mahadsalaad

Daawo:Senator Dube oo Sheegay Sharciga NISA waxuu qorayaa Mahad Salaad inaan Sharciga lahor keeni karin

18th February 2023 admin 0

Senator Cisamaan Abuukar Dube oo ka hadlayhadii Agaasimaha sharciga NISA ayaa sheegay Sidaan Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka qaranka iyo Xubnaha kale ee Hay’adda aan […]

barlamaan

Daawo:Buuqa iyo Gacmo Taag ka dhashay Golaha Shacabka Soomaaliya

18th February 2023 admin 0

Kulankii Golaha shacabka Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka dhashayBuuq iyo Sawaxan la xariira oo Sharciga Socdaalka iyo Jinsiyadda.

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan “Maamulka Soomaliland waa in uu dhageystaa rabitaanka dadka reer Sool”

17th February 2023 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood isagoo eedeyn usoo jeediyey Maamulka Muuse Biixi. Madaxwayne […]

Xamze

Dowlada Soomaaliya oo 1 Milyan ugu Deeqday Turkiga

17th February 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa daah-furay ololaha taakulaynta iyo gurmadka dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Tukiga, kuwaas […]

waare

Daawo:Shirwaynaha Beesha Xawaadle oo Ka Furmay Dalka Kenya

17th February 2023 admin 0

Shir weynaha Beesha Xawaadle oo ay ka qayb galeen madaxwaynihii hore Hirshabeele Maxamed Cabdi Waareb, madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Yuusuf Daba Geed, wasiirka Batroolka dowlada Soomaliya, […]

bashiir

Sheekh Bashir ayaa ku baaqay in Gurmad loo Sameeyey walalha Turkiga

16th February 2023 admin 0

Sheekh Bashir Axmed Salaad ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed culays wayn saaran yihiin balse waxaa nakala rabaa inaad u gurmano Shacabka Turkinga ee ku waxyeeloobay […]

fiqi

Wasiir Fiqi oo Ku Baaqay in loo Gurmado Shacabka Turiga ee dhul gariirka Saameeyey

16th February 2023 admin 0

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macalin fiqi oo ka Muqdisho kaga qayb galay kulanka Daafurka Taakulaynta iyo Gurmadka dadka turkiga ee Dhul gariirka wax yeeleeyey […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes