Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2023

elitehotel

Madaxwayne Xasan oo Sodon Jirkii Sodonka Milyan haystay u Magacaabay Xil Sare

7th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga […]

Aadanmadoobe

Kulankii Golaha Shacabka oo Kooram La’aan u Baaqday iyo Digniin Loo diray Xildhibaanada Maqan

7th January 2023 admin 0

Waxaa maanta oo Sabti ah waxaa baaqday Kulankii Xildhibaanadda Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ee maanta lagu waday in uu ka dhaco xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya […]

Xamse oo Booqday Xerada iyo Ciidamada lagu wareejinayo Imaaradka

7th January 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, MudaneHamza Abdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay deggan yihiin Cutubyo ka […]

jimcaale

Duqa Muqdisho oo daah-furay Qorshahaha waxbarashada gobolka Banaadir

7th January 2023 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daah-furay Munaasabad lagu soo bandhigayay Qorshahaha waxbarashada gobolka Banaadir ee 2022/2026. […]

axmedmadoobe

Daawo:Banaanbax looga soo hor jeedo Axmed Madoobe oo ka dhacay Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo

6th January 2023 admin 0

Banaanbax wayn oo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada looganasoo hor jeedo maamulka Madaxweynaha Jubbalanad Axmed Madoobe ayaa maanta ka dhacay Magaalada Garbaharey ee […]

Madaxwayne Xasan oo Diiday inuu Cambaareeyo Xasuuqa ka Socda Laascaanood

6th January 2023 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaalada magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. […]

ismaaciil

Miinooyinka Ismaaciil Geele Ku Aasay Todoba Bilood Soomaaliya oo Qarxay

6th January 2023 admin 1

Isbedelkii siyaasadeed ee 15kii May 2022 ka dhacay Soomaaliya  waxay guul u ahayd cadawga ummadda Soomaaliyeed oo ay safka hore kubada ka ciyaarayeen,Uhuurihii Keenya ee […]

dagaal

Dhageyso:Shabaab oo Weerar Qasaaro Gaystay ku Soo Qaaday Degaan dhawaan laga Saaray

6th January 2023 admin 0

Ciidamada Dowladda Federaalka oo garabka helaya Shacabka Soomaaliyeed iyi Alshabaab ayaa saakay ku dagaalamay deegaanka Hilowle Gaab Degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Khadka Isgaarsiinta […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Guddoomiyay shirka Golaha wasiirada oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka

5th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta guddoomiyey shirka golaha Wasiirada ayaa faray golaha in la joojiyo shirarka dalka dibaddiisa lagu qabto […]

Soomaaliya oo Imaaradka oo Ku heshiiyey in dib loogu Soo celiya Xeryihii Farmaajo Ka Xiray

5th January 2023 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo howlo shaqo u jooga magaalada Abu Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa iskaashi dhanka militeriga, amniga iyo […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Kulan Laqaatay Beesha Caalamka

4th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada Gaarka ah ee Qaramada Midoobey, […]

fartaag

Daawo:Senator Fartaag Go’doonka Al-shabaab ee Gobolka Gedo waxaa uga daran Axmed Madoobe

4th January 2023 admin 0

Senator Ismaaciil Cabdulaahi Sheekh Fartaag oo Mudi bil safar ugu maqnaa Gobolka Gedo ayaa waxuu wrbixin kasiiyey aqalka sare e Soomaaliya Xalaadaha Kajira Gobolka Gedo […]

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Gudoomiyey Shir looga hadlaayo Amniga

4th January 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya muddada […]

guudlaawe

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay dadkii ku Dhintay qaraxii ka dhacay Maxaas

4th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Kulan Sagootin ah Madaxtooyada kula Qaatay Safiirka Itoobiya

3rd January 2023 admin 0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiyey dalkeenna Mudane Cabdifataax Cabdullaahi […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes