Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2023

Kenya

Daawo:Ciidamada Kenya oo Nairobi Dhac ugu gaysanaya Ganacsato

11th January 2023 admin 0

Mid ka mid ah warbaahinta ugu waaweyn ee dalka Kenya ayaa shaaciyay muuqaal laga arkayo afar askari oo sida lagu eedeeyay isku dayaya in ay […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo si kulul uga hadlay go’aankii Puntland, farriina u diray Maamul Goboleedyada

11th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shir-sanadeedka Garsoorka Dalka 2023-ka, oo sanadkii shanaad oo xiriir ah ka dhacaya Muqdisho

Xasansheekh

Xasan Sheekh oo hor istaagtay mashruuc muhiim u ahaa Isku xirka Dekeda Garacad iyo Itoobiya

10th January 2023 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka jawaabaya gooni goosiga Puntland ayaa hor istaag ku sameeyey mashruuc muhiim u ahaa Isku xirka Dekeda Garacad iyo Itoobiya, […]

boliis

Daawo:Booliska oo soo bandhigay rag lagu eedeeyay dilal ka dhacay Balcad iyo Muqdisho

10th January 2023 admin 0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay rag lagu eedeeyay dilal ka dhacay Magaalada Balcad iyo Magaalo Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.

jimcaale

Duqa Muqdisho oo furay shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir

10th January 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daah-furay shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir Ivo Dowladda hoose ee Xamar […]

muqdisho

Daawo:Askari 5 Kun oo Shilin Somaali ah ku Dilay Mid kamid ah Ganacsatada Miislayda Muqdisho

10th January 2023 admin 0

Askari katirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shan kun oo Shilin Soomaali ah u Dilay Mid kamid ah Ganacsatada Yar yar ee […]

Aadanmadoobe

Daawo:Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo

9th January 2023 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Madoobe iyo wefdi ballaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta […]

xamse

Soomaaliya iyo Masar oo si Rasmi ah u kala saxiixdeen heshiisyo Kala Duwan

9th January 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Masar ayaa galabta kulan la qaatay Ra’iisul […]

deni

Puntland oo ku Dhawaaqday Inay Ka Madax Banaan Tahay Dowlada Federaalka ah Soomaliya

9th January 2023 admin 0

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa goor dhwoayd ku dhowaaqay in maamulku uu dhaqmi doono sidii dawlad madaxbanaan inta laga dhammaystirayo dastuurka ku meelgaarka ah […]

daahiramiin

Xildhibaan Jeesow oo Ka Horyimid Xeerka NISA oo Qoraayey Xilka Mahad Salaad 4 Sano uuYahay

9th January 2023 admin 0

Xildhibaan Amiin Jeesow oo ka qayb galay kalfadhiga labaad kulankiisa 9-aad ee Golaha Shacabka oo ajandihiisu ahaa qeybinta Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabsugida Qaranka […]

mahadsalaad

Baarlamaanka Soomaaliya loo Qeybiyay Hindise Sharciyadeeda Hey’adda Nabad Sugida

9th January 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 9-aad ee Golaha Shacabka oo ajandihiisu […]

Axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Safar ugu Maqnaa Muqdisho ayaa Kismaayo Dib ugu Soo Laabtay

8th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland kadib safar shaqo oo […]

muse

Daawo:Waxgaradka SSC oo Taliska Muuse Biixi Ugu Baaqay inay Ciidamadooda Kala Baxaan Laascaanood

8th January 2023 admin 0

Kulan ay Laascaanood ku yeesheen Isimada Dhulbahante oo kuu Goobjoog ka ahaa Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa Maamulka Soomaaliland ugu baaqay inay Ciidamadooda kala baxaan […]

aqalka sare

Daawo:Golaha Aqalka sare oo ka dooday Xeer-hoosaadka golaha

8th January 2023 admin 0

Gudoomiyaha golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta si shir guddoomiyay kalafadhiga labaad kulankiisa […]

zakariya

Taliye Kuxigeenka Boliiska Soomaaliya oo Diginiin u Dirtay Shabaab

7th January 2023 admin 0

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Zakiyo Xuseen Axmed oo ka qaybgashay daahfuray Kacdoonka Haweenka Muqdisho, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, kaasi […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes