Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2023

axmedmadoobe

Maxuu Ku Saabsan Yahay Safarka Axmed Madoobe ku Tagay Dalka Jabuuti

15th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo wafdigiisa ay kamid yihiin […]

Bangiga

Daawo:Shir looga hadlaayo Dayn Cafinta oo Laga qabtay Dalka Kenya

15th January 2023 admin 0

Magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya waxaa shir looga hadlayo arrimaha maaliyadda, hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo dhammeystirka sharuudaha Barnaamijka deynta cafinta Somaaliya uga furmay xubno […]

Qaraxsoobe

Daawo:Wararkii Ugu Danbeeyay Khasaarihii ka dhashay Qaraxyo Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Jalalaqsi

14th January 2023 admin 0

Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay qaraxyo Is miidaamin ah kuwaasi oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaartay dad […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay qaar kamid ah Safiirada Midowga Yurub

14th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tina Intelman iyo qaar ka mid […]

barlaman

Daawo:Xildhibaan Mustafe oo Sheegay in Golaha Shacabku Yihiin Shabaab

14th January 2023 admin 0

Xildhibaan Shariif Mustafa oo kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo Maanta ka qayb galay kulankii Golaha shacabka ayaa sheegay qaar kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya inay yihiin […]

lacag

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo Sheegtay inay Xirtay 250 Akoonti oo Shabaabka ay Isticmaalayeen

14th January 2023 admin 0

Dowladda Soomaliya ayaa ku dhawaaqday in Khawaarihtu ay ka xayirtay 250- Akoon iyo 70-numbar oo lacagaha loogu shubi jiray, ka dib xog dhammeystiran oo hay’adaha […]

Qoorqoor

Galmudug oo Soo Dhaweysay la wareegida Deegaanka Ceelhuur

14th January 2023 admin 0

Dowladda Galmudug waxay bogaadineysaa howlgalka ciidamada qalabka sida, Daraawiishta Galmudug iyo ciidanka kacdoonka dib u xoreynta ay ku xoreeyeen deegaanka Ceelhuur. howlgal qorsheysan oo ay […]

muse

AKhriso Kenya oo Beenisay inay Safaarad Ka Furanayso Soomaliland

13th January 2023 admin 0

Dowlada Kenya ayaa war qoraala kasoo saartay warar maalmahaan laysa dhexmaraayey oo sheegayey in Dowlada kenya Safaarad ka furanaysa Magaalada hargaysa ee xarunta maamulka Soomaaliland. […]

koonfur

Goorta La Qabanayo Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Lagu Dhawaaqay

13th January 2023 admin 0

Guddiga Farsamada Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa maanta oo Jimco kudhawaaqey jadwalka Shirka Dib u heshiisiinta Koonfurgalbeed kaas oo ka dhacaya Magaalada Baydhabo.

dagaal

Daawo:Banaan-bax lagu taageerayay Kacdoonka Looga Soo horjeedo Shabaab oo lagu qabtay Wisil

13th January 2023 admin 0

Banaan-bax lagu taageerayay Kacdoonka Koofurta Gobolka Mudug looga sifeynayo Khawaarijta ayaa maanta lagu qabtay ee Magaalada Wisil ee Gobolka Mudug

Madaxwayne Xasan oo Ka qayb galay Bananbax looga soo hirjeedo Shabaab

12th January 2023 admin 0

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kala qeyb-galay banaanbaxa Kacdoonka Muqdisho iyo Dabar-goynta Khawaarijta ee ka dhacay garoonka Eng. […]

islaam

Islaan Bashiir oo Muqdisho Usoo gaaray Sidii Xasan Sheekh Ugula hadli lahaa arimaha Dekada Garacad

12th January 2023 admin 0

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay Wasiiro […]

xasaneelaay

Daawo:Wasiir ka hadlay Xoolo Xasuuq loogu gaystay deegaan u dhexeeya Maxaas iyo Wabxo

12th January 2023 admin 0

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed “Xasan Eelaay” ayaa Cambaareeyay Falkii foosha xumaa ee Alshabaab ku xasuuqday xoolaha shacab oo ka badan 300 Neef […]

Astaan

Dowlada Soomaaliya oo Dalkeeda ka Mamnuucday Labo Daawo oo Lagu Sameeyey India

12th January 2023 admin 0

war qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshadda ee XFS ayaa lagu sheegay inay wasaaraddu heshay digniino caalami oo la xariira […]

Bangiga

Shirka Wasiirrada Maaliyadda DF iyo DG oo lasoo gabagabeeyay iyo Puntland oo aan ka qayb galin

11th January 2023 admin 0

Waxa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho shir u dhaxeeyey wasiirrada maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada dalka iyo Maamulka gobolka Banaadir. Shirkan oo muddo […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes