Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2023

wasiir

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Meelmariyey Heshiis iyo Shraci Mahiim ah

19th January 2023 admin 0

Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana lagu […]

garoon

Daawo:Shirkad Turki ah Dhibaato u Gaystay Shaqalaha Garoonka Aadan Cade

19th January 2023 admin 0

Shaqalaha Qeybta Amniga ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee ay Maamusho Shirkada Favori ayaa Maanta shaqo joojin sameeyay, kadib markii ay shirkada Favori ay […]

odayaalcadaado

Daawo:Odayaashii Cadaado ee Shabaab heshiiska Lasoo Galay oo maxkamad Ciidan lasoo taagay

18th January 2023 admin 0

Odayaashii reer Cadaado ee dhawaan heshiiska kula Soo galay Argagixisada AlShabaab Magaalada Xarardheere ayaa waxaa lasoo taagay maxkamada Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.

qoorqoor

Dhageyso:Madaxwayne Qoorqoor oo ka hadlay Jabkii ay u Geesteen Al-Shabaab

18th January 2023 admin 0

Kooxda Al-Shabaab ayaa guuldarro xoog leh toddobaadkan kala kulantay bartamaha Soomaaliya, kadib markii ciidamada dowladda ay ka qabsadeen magaalooyin muhiim ah oo ay muddo badan […]

laftagareen

Madaxweyne Xasan iyo Laftagareen ayaa Kormeerey Garoonka Ciyaaraha,Ispitaalka iyo Barakacayaasha Baydhabo

18th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kormeeray Hosbital-goboleedka Baay, halkaas oo uu […]

laftagareen

Shirka Dib Uheshiisinta Koonfur Galbeed oo Maanta ka furmay Magaalada Baydhabo

17th January 2023 admin 0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed in […]

deni

Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay Hawgalada Shabab looga xoraynayo Dalka

17th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa […]

Shantaay

Saraakiil Ciidan oo Ku Shahiiday Dagaal alshabaab ku Qaadeen Xero Ciidan

17th January 2023 admin 0

Argagixisada Al-Shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Xero Ciidan oo ku taala degaanka Xawaadley oo u dhow degmada Balcad […]

dhoore

Daawo:Jeneraal Biixi oo Ka warbixyey Qaakii ay Ula Wareegeen Degmada Xarardheere

16th January 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa warbaainta la hadlay kadib markii ay Shabaab kala wareegeen Magaalaada Xarardheere, isagoo Wasiirka Gaashaandhiga […]

Xasansheekh

Daawo:Xasan Sheekh oo Baydhabo u Tagay furitaaan shirka Dib u heshiisiinta KGS

16th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo gaaray […]

barlaman

Daawo:Kulankii baarlamaanka soomaaliya oo Baaqday iyo Buuq ka dhashay Xaruntooda

16th January 2023 admin 0

Kulankii golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah baaqday kadib markii Buuq iyoi Sawaxan ka dhashay Xarunta Barlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya […]

qarax

Wararkii ugu Dambeeyey Qarax Ismiidaamin ah oo Ka dhacay Deeganka Halgan ee Gobolka Hiiraan

16th January 2023 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ahaa oo saakay lagu weraray xero ay ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa Macawiisleyda ku lahaayeen degmada Halgan […]

qoorqoor

Daawo:QoorQoor, Wasiirka Gaabshaandhiga iyo Jeneraal Biixi oo Safar Ku tagay Magaalada Hobyo

16th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Biixi ayaa […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo kulan saagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga

15th January 2023 admin 0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo kormeeray hoolka uu ka furmayo shirka dib u heshiisiinta koonfor Galbeed

15th January 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Baydhabo u jooga furitaanka Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes