Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2022

xasansheekh

Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga ka hortaga Maalgelinta Argagaxisada

6th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) ayaa ku adkeeyey dardar gelinta […]

muqtaar

Muqtaar Roobow oo war Qoraala kasoo saaray Dagaalka Lagula Jiro Shabaab

6th November 2022 admin 0

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, iyadoo fulineysa awaamiirta madaxda qaranka ee ku aadan la dagalaanka Khawaarijta ayaa soo saartay qodobada hoos ku xusan.

xamse

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Dhaqaatiirta Jabuuti ee u timid Qaraxii Soobe

6th November 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho u […]

bashiir

Culumada Soomaaliyeed oo ka horyimid in maydka lagu dul Ciyaaro

6th November 2022 admin 0

Culumada Soomaaliyeed ayaa waxay ka horyimaadeen in maydkablagu dul ciyaaro, falkaas oo dhawaan ka dhacay Gobolka Hiiraan. Sheekh Bashiir Axmad Salaad ayaa faahfaahin ka bixiyey […]

fiqi

Sawiro:Wasiir Fiqi ayaa Safar ku gaaray Magaalada Baydhabo

6th November 2022 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed. […]

isbitaal

Daawo:Isbitaalka Digfeer ayaa 4,000 doolar ku xujeeyay soo saarista meydka nin kamid ahaa dadkii Zoobe

5th November 2022 admin 0

Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ayaa lacag 4,000 oo doolar ku xujeeyay soo saarista meydka nin kamid ahaa dadkii ku soo dhaawacmay Qaraxii Zoobe oo […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo Dhuusamareeb Dib ugu Soo Laabtay kadib Safar uu ku tagay Muqdisho

5th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib safar shaqo […]

Denimuuse

Somaliland oo Jawaab Ka Bixisay Eedeyn Uga Timid Maamulka Puntland

5th November 2022 admin 0

Taliyaha ciidanka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeeray Taliyaha Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Puntland Abshir Cabdi Jaamac oo ku aadanaa in […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeelle oo Booqday Deegano Laga xoreeyey Argagixisada Shabaab

5th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdi Fitaax Qaasim Maxamuud iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Odawaa […]

mahadsalaad

Mahad Salaad iyo Sirdoonka Itoobiya oo Heshiis ku Gaaray Muqdisho

4th November 2022 admin 0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasime ku xigeenka Hay’adda Sirdoonka Itoobiya Mudane Sisay Tola oo shalay Muqdisho […]

Caanood

Ciidaanka Xooga Dalka oo xaqiijisay dhimashada 100- kamid ah Argagixisada Al-Shabaab

4th November 2022 admin 0

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga C/Laahi cali Caanood ayaa xaqiijiyay in dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo Sh.Dhexe lagu dilay in […]

karaash

Karaash oo Kulan Garoowe Kula Qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya

4th November 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magalada Garoowe ku soo dhaweeyay Ku-simaha […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo dalka Dib ugu soo laabtay kadib Safarkiisii Jaamacada Carabta

4th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa ku soo laabtay dalka,kadib markii uu Shir-madaxeedka dalalka Carabta uu hordhigay dadaalka ku aadan la dagaalanka kooxaha […]

caliyare

Gudoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir ayaa kahadlay Qarax Dayniiile

3rd November 2022 admin 0

Gudoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir ahna Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka qaraxii soobe ee Gobolka Banaadir Cali yare ayaa kahadlay Qarax ka dhacay maanta […]

mahadsalaad

Sawiro:Mahad Salaad iyo wasiirka Cafimaadka oo Gudoomay Daawo ka timid Sirdoonka Itoobiya

3rd November 2022 admin 0

Taliyaha Nabad sugida Soomaaliya Mahad Salaad iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan Aadan iyo Madax kale oo […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes