Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2022

Xasan Sheekh ayaa Kala Diray Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo horay u Magacaabay Farmaajo

10th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka si […]

wasiir

Sawiro:Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa safiiradda Kenya iyo Jarmalka waydiistay Gargaar

10th November 2022 admin 0

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac  oo maanta Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya ayaa kala […]

galdogob

Daawo:Xarig Ka Jarkii Garoonka Diyaaradaha Magaalada Galdogob

9th November 2022 admin 0

Garoonka diyaarada Degmada Goldogob ee gobalka mudug ayaa waxaa maanta Xariga Ka jaray Wasiirka Duulista Hawada Somalia Fardowso Cigaal wasiir Dowlaha Duulista Puntland xildhimano Dowlada […]

ilhaan

Ilhaan Cumar oo markii saddexaad dib loogu doortay Congress-ka Mareykanka

9th November 2022 admin 0

Ilhan Cumar ayaa markii saddexaad ku guleysatay doorashada kuriga degmada ee shanaad ee gobolka Minnesota ee Congress-ka Mareykanka, kadib markii ay ka adkaatay Cicely Davis […]

xamse

Sawiro:Ra’iisulWasaaraha Xamse oo booqday xarunta isgaarsiinta iyo dekedaha kala duwan ee Jabuuti

9th November 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta booqday xarunta […]

Caanood

Daawo:Alshabaab oo Lagala Wareegay Deegaano ka Tirsan Galgaduud

9th November 2022 admin 0

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Khawaarijta Al Shabaab kala wareegay deeggaanka Waxbo ee gobolka Galgaduud oo muddo 15 sanno ka badan ay […]

Qaraxsoobe

Waiirka Waxbarashada oo ka hadlay Qaraxii Soobe iyo Ujeedka laga lahaa

8th November 2022 admin 0

Wasiirka Wasaarada Waxbarasha Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ujeedka laga lahaa Qaxaas. Wasiir Faraax Cabdiqaadir ayaa yiyri Weerarkii 29-ka Oktoobar […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Khudbad ka Jeediyey Shirka Cimilada Aduunka ee ka socda Masar

8th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda dalka […]

isbitaal

Daawo:Isbitaalka degmada Maxaas oo La Geeyey Daawo Aad Baahi loogu qabay

8th November 2022 admin 0

Isbitaalka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa maanta la geeyay deeq daawo ah oo loogu talagalay in lagu daweeyo dadka kusoo dhaawacma howlgalada dalka looga […]

odawaa

Jeneraal Odawa ayaa xerada kumaandooska ee Ballidoogle tababar ugu furay askar cusub

8th November 2022 admin 1

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay askar cusub oo ku biireysa […]

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo si diiran loogu soo dhaweeyey Jabuuti

8th November 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti, halkaasi oo si diirran uu ugu soo dhaweeyay, Ra’iisul […]

caliyare

Beesha Cayr oo Madaxwayne Xasan ka Codsatay in Kursiga Cali Yare ku fadhiyo aan laga Qaadin

7th November 2022 admin 0

Qaar kamid odayasha dhaqanka Beesha uu kasoo jeedo godoomiye kuxigenkii amniga iyo siyaasada gobolka banaadir Cali Yare oo shir ku yeelatay Muqdisho ayaa ka codsaday […]

sacdiyofirinbi

Sawiro:Sacdiyo Firinbi oo Shir Guddoomisay shirka Guddiga Xeerhoosaadka Golaha Shacabka

7th November 2022 admin 0

Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka ah waxa uu uga furmay […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo u Tacsiyeeyey Gudomiye ku xigeen 2aad oo walalkiis muqdisho lagu dilay

7th November 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka […]

lafatagareen

Sawiro:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool

7th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool. Socdaalka Madaxweynaha […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes