Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2022

jimcaale

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Gudoomiyaal degmo oo Cusub

19th November 2022 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Guddoomiyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Afhayeenka […]

boliis

Booliska oo fashiliyay qarax lala damacsaa in lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed

19th November 2022 admin 0

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed. Ciidanka booliiska ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax […]

Madaxwayne Xasan oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka

19th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada […]

Xasanshiiq

Madaxwayne Xasan Maxaa La Quman Mar hadii Kenya U codeesey inaan Soomaali Cunaqabatayn hubka Laga qaadin

18th November 2022 admin 1

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda Soomaaliya. […]

karaash

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Garaad Saleebaan

18th November 2022 admin 0

simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo ku hadlaaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Puntland, ayaa […]

Madaxwayne Xasan oo Tacsiyeeyey Geerida Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

18th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle […]

Waare

Waare oo Maamul Goboleedyada ku eedeyey inay ka Luga Jiidayeen dagaalka AlShabaab

17th November 2022 admin 0

Madaxweynihii Hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maamul goboleedyada Jubbaland iyo koonfurgalbeed ku eedeeyey inay ka Luga Jiidayaan Dagaalka Alshabaab. Waxuuna Madaxwayne Xasan Sheekh […]

xamse

Sawiro:Ra’iisul-Wasaare Xamza oo ka qeyb galay Xuska Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani

17th November 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey (AUN) Sheekh Cabdulqaadir Jaylaani oo ka mid ahaa […]

waayeel

Galmudug ayaa Ansixisay 5 Degmooyin oo Cusub

17th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug. Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud, […]

dagaal

Akhriso:Ciidamada Xooga oo Deegaano Cusub kala wareegay Alshabaab

17th November 2022 admin 0

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta kooxaha khawaarijta ah kala wareegay deeggaanka Cadcadeey oo hoostagga magaaladda Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha dhaxe oo […]

diyaarad

Shaqo Joojin Lagu Sameeyey shirkadii dibada u dhoofin jiray Shaqaalaha

17th November 2022 admin 0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku cadaysay in la madnuucay in dalka dibeddiisa loo dhoofiyo xoogsato Soomaaliyeed. […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Wafti kasocda Milatariga Suudan

16th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Sarreeye Guuto Ibraahim Jaabir Ibraahim oo ka tirsan Golaha Sare ee […]

banaadir

Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka qayb galay 20 Sano Guuradii Jaamacada Banaadir

16th November 2022 admin 0

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 20 sano guurada jaamacadda Banaadir oo Maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

daauud

Sawiro:Wasiirka Warfaafinta oo isbitaalka ku booqday dadkii loo qaaday dalka Imaaraadka

16th November 2022 admin 0

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta booqday Isbitaalka Milateriga magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga […]

cali jeyte

Sawiro:Guddoomiyaha Hiiraan oo Aqalka Sare uga warbixiyay howlgallada ka socda Hiiraan

16th November 2022 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaah oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Muane Cabdullaahi […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes