Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2022

Cidan

Ciidamada Xooga Dalka ee Ku Sugnaa Galgaduud ayaa Soo Gaaray Yasooman iyo Beeryabaal ee Gobolka Hiiraan

13th October 2022 admin 0

Cutubyadan ka tirsan ciidamada xoogga dalka, guutada 15-aad ee qaybta 21-aad oo kasoo dhaqaaqey fariisimohooda gobolka Galgaduud ayaa soo gaarey deegaanada Yasooman iyo beero-yabaal ee […]

xamse

Wax Ka Ogow Safarka Ra’iisalwasaare Xamse Ugu Dhoofay Dalka Itoobiya

13th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, […]

fiqi

Wasiir Cali Mareexaan ayaa si Kulul Uga Jawaabay Hadal Dhawaan kasoo yeeray Wasiir Fiqi

13th October 2022 admin 0

Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Cali Xasam Maxamed “Cali Mareexaan” oo warbaahinta hargaysa kula hadlay ayaa si kulul uga jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray wasiirka […]

acdaala

Alcadaala oo Iska Fogeeyey Xariga Xoghayaha Ururka Suxufiiyiinta

13th October 2022 admin 0

War qoraala oo Kasoo Baxay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa iska fogeeyey inuu ku lug lee […]

bashiir

Sheekh Bashiir oo Ka hadlay dhacdadii 14 Octoobar oo Ku Aadan Bari

13th October 2022 admin 0

Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa  sheegay Dhacdadii 14-ka October oo bari ku beegan inay Muujinayso cadowtinimada kooxahaha argagaxisada ah.

qarax

Wararkii ugu dambeyay Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

12th October 2022 admin 0

Magaalada Muqdisho caawa waxaa ka dhacay qarax laga maqlaayey qaybo kamida Xaafadaha gobolka Banaadir kaas oo gaystay dhaawac iyo burbur Hantiyadeed. Qarax ayaa ahaa mid […]

calidheere

Dhageyso:Cali dheere oo la sheegay inuu dhintay ayaa ka hadlay Dagaalkii Yasooman

12th October 2022 admin 0

Afhayeenka argagixisada Shabaab Cali dheere oo dowlada Soomaaliya sheegtay inuu dhintay ayaa ka hadlay Dagaalkii ka dhacay Gobolka hiiraan gaar ahaan Yasooman.

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha dalalka Jarmal, Dermark iyo Belgium

12th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jarmalka, Denmark iyo Belgium ee loo soo […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

12th October 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay Afar […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Kenya ee Soomaaliya

12th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Kenya u fadhiya Muqdisho, Thomas Chepkuto. Kulanka Ra’iisul Wasaare Xamse […]

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Hambalyo U diray Shacabka Soomaaliyeed

12th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ku beegaan maalintii la yagleelay […]

ciidan

Ciudanka xoogga dalka oo 20- tirsan Al-Shabaab ku dilay deegaanka Yasooman

12th October 2022 admin 0

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa 20 tirsan maleeshiyada Alshabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo ay saakay soo weerareen. Ciidanka Qaranka oo kaashanaya […]

shakuur

Ergayga Abaaraha oo Hotel London ku yaala ku kireeyey £10,000 si uu ula Kulmo Jaaliyada London

11th October 2022 admin 0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Magaalada London ee dalka Uk waxuu ka kireeyey Hotel ay […]

President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia Aims to Shutdown Dissenting Voices

11th October 2022 admin 0

President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia, a man with many profound contradictions and lacking coherent policy, is aiming to shut down dissenting voices or constructive […]

boliis

Taliska Boliiska oo Magacaabay Taliyihii Badali lahaa Allaha Unaxariistee farxaan Qaroole

11th October 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye gaas, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes