Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2022

jimcaale

Gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa warbixin ku saabsan xaaladiisa caafimaad ka dhageystay Dr Xabeeb

16th October 2022 admin 0

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa warbixin ku saabsan xaaladiisa caafimaad ka dhageystay Dr Xabeeb, kaas oo Mudooyinkii dambe la […]

deni

Sawiro:Madaxweyne Deni oo Furay Shirka Horumarinta Beeraha

16th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka horumarinta Beeraha Puntland oo socon doona muddo laba maalmood ah Kaasi oo maanta […]

Aadanmadoobe

Daawo:Gudoomiye Aadan madoobe oo la kulmay Qaniisiin iyo Xildhibaan difaacay

16th October 2022 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo Safar ku waramaya dalal ku yaala Yurub ayaa waxuu la kulmay Madaxda u ololeeya dad qaniisiinta ama […]

farmaajo

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya oo hambalyo ah u diray Xulka Kubadda Cagta ee Qaranka

15th October 2022 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee ka yar 17 jirada guusha ay usoo hoyeen dalka iyo […]

Madaxwayne Xasan oo hambalyo ah u diray Xulka Kubadda Cagta ee Qaranka ee 17 Jirada

15th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ay u soo hoyeen qarankooda […]

daauud

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo hambalyo ah u diray Xulka Kubadda Cagta ee Qaranka

15th October 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee XFS Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray Xulka Qaranka ee ka yar 17 jirada. “Waxan hambalyo […]

Xamze

Ra’iisul wasaare Xamse oo hambalyo u diray Xulka Kubadda Cagta ee Qaranka

15th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay guusha  weyn ee ay gaareen Kooxda Xulka Qaranka ee Da’yarta ka yar 17 […]

murursade

Beesha MururSade ayaa Ciidamo ka qeyb noqonaya kacdoonka ka dhanka ah Shabaab u diray Hiiraan

15th October 2022 admin 0

Waxaa garoonka Aaddan Cadde ka amba-baxay diyaarado sida ciidamada iyo gawaari dagaal ee Beesha Mururusade oo qeyb ka noqonaya kacdoonka , kuwaas oo kusii jeeda […]

dagaal

Ciidankanka Xooga oo alshabab kala wareegay deegaanka Xawaadley

15th October 2022 admin 0

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa argagixisada Al-shabaab kala wareegay deegaanka istaraatijiga ah ee Xawaadley, iyaga oo ku dilay  in ka badan 30 ka tirsan Argagixisada oo […]

qarax

Khasaaro Ka Dhashay Gaari Saarnaayeen Dad Shacab ah oo Lagu Qarxiyey Duleedka Muqdisho

14th October 2022 admin 0

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay wadada dheer ee xiriirisa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye gaar ahaan agagaarka deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka […]

Xasansheekh

Muxuu ku Saabsan yahay Safarka Aan La Shaacin ee Xasan Sheekh Ku Joogo Dalka Imaaraadka Carabta

14th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa safar aan la shaacin ku joogo magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa maalintii arbacada aheyd […]

laftagareen

Shirkii Golaha Wasiirada koonfurgalbeed oo looga hadlay Abaaraha iyo la dagaalanka Shabaab

14th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qorshaha Howlgalada socda, gurmadka Abaaraha, […]

Xamze

Hadal Jeedintii Ra’iisalwasaare xamse u jeediyay dhallinyarada cayaartooyda Xulka Qaranka

14th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kulan dhiirigelin iyo taageerid ah la qaatay Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu […]

boqorka

Daawo:Mundulood oo soo dhaweeyn u sameeysay Boqor Burhaan

14th October 2022 admin 0

Dhaqanka beesha Mundulood ayaa soo dhaweeyn ugu sameeyey Magaalada Muqdisho Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Wafdigiisa oo dhawaan Caasumada Soomaaliya soo gaaray.

maxkamad

Sawiro:Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo xilka la wareegay

13th October 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Sareeyo Guuto Liibaan […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes