Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2022

odawaa

Jeneraal Odawaa oo Shaaciyey Ciidamada XDS iyo kuwa ku Labisan dharka Ciidanka inay dhac ka gaysanayaan Muqdisho

11th July 2022 admin 0

Taliya Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka hadlay,Amni darada ka jirto Magaalada Muqdisho. Jeneraal Odowaa: ”Laga bilaabo maanta ma dooneyno in […]

sacuudi

Daawo:Hilib Ciiriin ah oo ka yimid Sacuudiga ayaa laga Qaybiyey Barakacayaasha Muqdisho

10th July 2022 admin 0

Ku dhawaad 1,200 oo qoys oo danyar ah oo ku nool duleedka Magaalada Muqdisho ayaa loo qeybiyay hilib cayriin loo loogu talagalay inay ku ciideystaan, […]

waayeel

Daawo:Golaha Wasiirada Galmudug oo Degmooyin u aqoonsatay Baxdo iyo Wisil

10th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada ee xukuumadda Galmudug, kaas oo maanta lagu qabtay degmada Baxdo ee gobolka […]

Xasansheekh

Daawo:Xasan Sheekh oo Dhiiqo lugaha kula jira ayaa Gaaray dalka Eratariya

9th July 2022 admin 0

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gaaray Maanta Magaalada Asmara ee dalka Eritariya, Madaxwayne Xasan ayaa horay u sheegay inaan eratariya waxba […]

Alraxmo

Daawo:Ceelbiyood Laga Hirgaliyey Gobolka Gedo

9th July 2022 admin 0

Waxaa lagu guulaystay ceel biyood laga qodaayey tuulada Baanba Xaliima ee hoos tagta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo taas oo u jirta 80 KM. Qodista […]

laftagareen

Madaxweyne Laftagareen ayaa Munaasabada ciida awgeed ugu Hambaliyeeyey Dhamaan umada Muslimiinta

8th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah […]

Madaxweyne Xasan oo dadka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey munaasabadda Ciida Carafo

8th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad qiimo […]

Xamze

Ra’iisalwasaare Xamza oo hambalyada Ciidul Adxaa u diray Shacabka Soomaaliyeed

8th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Cabdi Barre ayaa shacabka soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul-adxaa, isaggoo si gaar ah Hambalyo ugu diray geesiyaasha ciidammada […]

qoorqoor

Daawo:Madaxweynaha Galmudug oo gaaray deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud

8th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, iyadoona halkaasi […]

ilhaan

Maayirka Magaalada London ayaa Ilhaan Cumar kusoo dhaweeyey Xafiiskiisa

8th July 2022 admin 0

Maayerka Magaalada Magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadiq Khan ayaa waxuu Xarunta looga Taliye Magaalada London ee loo yaqaano CITY HAll waxuu kusoo dhaweeyey Senator […]

Japan

Raysul wasaarihii hore Japan oo la Toogtay

8th July 2022 admin 0

Raysul wasaarihii hore ee Japan, Shinzo Abe, ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray toogasho lagula eegaty saaka subaxii hore goob uu ka khudbeynayay.Waxaa laga […]

Bayle

Daawo:Wasiir Bayle iyo Culimo awdin ka qeyb galay kulan Duco oo loo sameeyey Khadar Daahir Cige

7th July 2022 admin 0

Wasiiro ka tirsan Xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya iyo Culimo awdin ayaa ka qeyb galay kulan Duco iyo Qur’aan aqris ah oo hobalada qaranka Waabari […]

puntland

Baarlamaanka Puntland oo Markale diiday meel marinta xubnaha Maxkamada sare ee Deni Soo Magacaabay

7th July 2022 admin 0

Xildhibaanada golaha wakiiladda Dawladda Puntland oo yeeshay fadhigoodii 18-aad ee Kalfadhiga 50-aad ayaa waxay Markale diideen meel marinta iyo shaqada xubnaha Maxkamada sare ee Puntland, […]

xasanshekkh

Madaxwayne Xasan ayaa dalka Dib Ugu Soo Laabtay kadib Safar Maalmo qaatay oo ugu Maqaa Turkiga

7th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo degay […]

baladxaawo

Daawo:Bulshada Baladxaawo oo Dhigay bananbax ay Kaga soo Horjeedaan Maamulka Degmada

7th July 2022 admin 0

Dagmada Baladxaawo waxaa ka socdo dibadbax ay dhigayaan dadka shacabka Dagmada baladxawo banaanbaxaan ayaana ka danbeysay ka dib markii ay Ciidamada Nabadsugida jirdileen dhalinyaro magaalada […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes