Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2022

qarax

Qarax Gaystay Qasaaro isugu Jira Dhimasho dhaawac ayaa ka dhacay Jowhar

17th July 2022 admin 1

Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa maanta ka dhacay Qarax gaystay Qasaaro badan kaasi oo lagu weeraray Hotel lagu magacaabo Nuur Doob oo […]

turkey

Ra’isulwasaare ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay xuska afganbigii dhicisoobay ee Turkiga

16th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayay afganbigii dhicisoobay ee ka dhacay waddanka Türkiye 15-kii July 2016 […]

xasansheekh

Daawo:Qaabkii Madaxwayne Xasan Sheekh loogu Soo dhaweeyey Dalka Jabuuti

16th July 2022 admin 1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay […]

yuusufdabageed

Daawo:Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle oo gaaray Jowhar

16th July 2022 admin 0

Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Jowhar, ka dib safar shaqo oo uu […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisul wasaaraha Dalka oo qaabilay safiirada UK iyo Shiinaha ee Soomaaliya

16th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya, Kate Foster oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka […]

qaad

Daawo:Ganacsatada Qaadka oo ka horyimid heshiiskii laga Fasaxay Qaadka Kenya

16th July 2022 admin 0

Dadka Ganacsada khaadka ee ku sugan Soomaaliya ayaa ka.horyimid heshiiskii Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ku Fasaxay Khaadka ka yimaada Dalka Kenya waxayna sheegeen inaysan jirin […]

Xasan Sheekh oo Kenya Dhiiqo Lugaha u Galisay ayaa dalka kusoo laabtay

16th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalmood ah ku tagay dalka aan dariska nahay ee Kenya […]

xasansheekh

Kenya oo Aan Aqbalin Go’aankii Maxkada Bada ayaa Xasan Sheekh Saxiixay Heshiis U dana kenya

15th July 2022 admin 0

Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamudd ayaa maanta booqasho Rasmi ah ku yimid dalka Kenya halkaas oo uu kulamo kula yeeshay dhiggiisa Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata. […]

masjid

Daawo:Umada muslimiinta oo Laga Codsaday inay ka qaybtaan Dhismaha Masjidka Nuur ee Magalada Jowhar

15th July 2022 admin 0

Culumada magaalada Jowhar, ayaa umada muslimiinta ka codsaday ineey kala qeyb qaataan dhismaha Masjidu Nuur, oo hadda dhaqaalo la’aan u istaagay dhismaha Masjidka.

Xasanshiiq

Xasan Sheekh oo u Dhoofay Kenya Si uu Fasaxo Khaadka Kenya

15th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay […]

rooble

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Rooble ku eedeeyey inuu dhunsaday lacagtii Abaaraha

15th July 2022 admin 0

Ergeyga gaarka ah ee Abaaraha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Ra’iisalwasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble ku eedeeyey inuu dhunsaday lacagtii loogu talagalay abaaraha oo dhamayd Hal […]

deni

Dhageyso:Deni oo Itoobiya kala hadlay Sidii ay Xiriir Ganacsi u yeelan lahaayeen

14th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Maamuk Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo safar ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay. Madaxwayne […]

sacdiyo

Cbadiraxmaan C/shakuur oo Puntland lagu soo dhaweyey halka Sacdiyo Firinbi Xabad laga horgeeyey

14th July 2022 admin 0

Ergeyga Madaxweynaha JFS Cabdiraxman Cabdishakur Warsame oo barqadii saakay kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Garowe ayaa waxaa halkaa kusoo dhoweeyay xubno isugu jira Wasiirro iyo […]

cumarfilish

Sawiro:Cumar Filish oo booqday waddooyinka Muqdisho ee uu Roobku biyo dhigay

14th July 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday qaar kamid Wadooyinka Caasimadda oo uu biyaha dhigay Roobkii da’ay […]

diyaarad

Wasaaradda Gargaarka oo maanta gargaar ah raashin ah gaarsiisay magaalada Buula-burde

14th July 2022 admin 0

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka XFS ayaa maanta gargaar ah raashin ah u dirtay magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan. Diyaarad sida gargaarkaan ayaa saakay ka […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes