Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2022

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Kulan Laqaatay Safiirka Ingiriiska

19th July 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna marwo Kate […]

diyaarad

Wasaarada Gargaarka oo Diyarad Raashina Gaysay Degmada Buurdhuubo

19th July 2022 admin 0

Wasaradda Gargaarka XFS ayaa maanta gargaar Raashin ah  u dirtay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Gargaarka ayaa isugu jira nuucyada kala duwan […]

ciidan

Daawo:Laamaha Amniga oo Soo Qabtay nin Dil ka gaystay Caabudwaaq

19th July 2022 admin 0

Ciidamada Amaanka yaa Taliska Booliska Dagmada Caabudwaaq kusoo bandhigay Axmed Dhagadheere oo labo Malin kahor Gudaha Dagamada Caabudwaaq kudilay Allah Unaxariste Farah Omar Geelle iyo […]

Xaqa Haddi Afka Laga Dhowro Feeraha Buu Ka Dilaacaa W/Q Dhiblaawe

19th July 2022 admin 0

Waa maahmaah micne badan xambaarsan waxaa loo adeegsadaa dhagar, qiyaano, xaasidnimo iyo nacayb meel ay soo galeen waxaa kale oo u dhaw maahmaahyo kale side:-1-BEENI […]

barrehiiraale

Daawo:Barre Hiiraale oo ka hadlay Dagaalladii uu la galay Axmed madoobe, Caydiid, Morgan, Aadan Madoobe iyo Maxaakiimta

18th July 2022 admin 0

Ustaad Barre Aadan Shire “Barre Hiiraale” oo warbaahinta Wariyesi Dhinacyo badan taabanaya Siiyey ayaa ka Waramay Dagaalladii uu la galay Axmed Madoob, Gudoomiyaha Golaha Shacabka […]

qarax

Guddiga Gurmadka Qaraxii Magaalada jawhar oo kormeeray goobta uu ka dhacay qaraxii shalay

18th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo Magacaabay Gudiga Gurmadka Qaraxii 17-kii Luulyo ee Magaalada ayaa kormeer u kuur gal ah ku tagay goobta […]

mahdi

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo La Kulmay Safiirka Turkiga U fadhiya Soomaaliya

18th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuled ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet YILMAZ, oo ay ka wada hadaleen […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Qaabilay Wafti Kasocda Barlamaanka Finland

18th July 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Suldaan Siciid Axmed oo ah Xildhibaan […]

ilyaas

Wasiirka Warfaafinta KGS ayaa ka warbixiyey Diyaarad Baydhabo kasoo kacday oo Muqdisho Ku burburtay

18th July 2022 admin 0

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa ka warbixiyey diyaarad ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde taas oo Saaka Ka Duushay […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Dalka Dib Ugu soo Laabtay

18th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku saabsan hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ku joogay dalkaas […]

abaar

Qoyasas ay Saameysay Abaarta ayaa Soo Gaaray Magaalada Garbahaaray

18th July 2022 admin 0

Xaalada abaarta ee ka jirto gobalka Gedo ayaa ka sii dareyso maalinba maalinta xigta, taas oo sababtay in degmada Garbahaarey ay gaaraan Qoysas hor leh […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxwayne Qoorqoor oo shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga ee Galmudug

17th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee Dowladda Galmudug, kaas oo ka qabsoomay Aqalka madaxtooyada Galmudug. Shirkan oo […]

guudlaawe

Daawo:Guudlaawe oo shaaciyey Qasaarihii ka dhashay qaraxii Maanta ka dhacay Jowhar

17th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii maanta ka dhacay magaalada Jowhar kaas oo gaystay qasaaro isugu jira dhaawac, […]

muse

Madaxweynaha Somaliland ayaa Ka Qaybgalay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Sheekh Aadan-Siiro

17th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo maanta xabaalaha Baqiic ee waqooyiga Hargeysa loogu sameeyey marxuum Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud […]

Xamze

R’iisal wasaare Xamsa oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay Magaalada Jowhar

17th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga tacsiyeeyay guud ahaan shacabka magaalada Jowhar, gaar ahaan dadka dhibaatada ka soo gaartay […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes