Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2022

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib ugu laabtay Magaalada Jowhar 

1st July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Caasimada Jowhar kadib safar uu dhawaanahaan ku joogay Caasimada Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Daljirka Daahsoon

1st July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada […]

maxamudsayid

Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Jubbaland ayaa ka qeyb galay Xuska 1da Luulyo oo Lgau qabtay Kismaayo

1st July 2022 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasibadda Koowda Luulyo oo xalay laga xusay guud ahaan dalka.

kaar

Daawo:Afhayeenka xasan Sheekh oo ka hadlay lacagaha loo heysto dhalinyarada Eratariya iyo Qadar oo Xirirka loo Jarayo

1st July 2022 admin 0

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar oo marti ku ah Barnaamijka Falanqeynta Siyaasadda ayaa ka jawaabaya su’aalaha Shacabka waydiiyeen oo ay kamid ahaayeen lacagaha loo […]

Xasansheekh

Daawo:Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qeyb galay Xuska 1da Luulyo

1st July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xuska sannad guurada 62-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed […]

Posts pagination

« 1 … 10 11

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes