Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2022

shakuur

Wasiirka Gargaarka Soomaaliya ee Dhaartu u dhiman tahay ayaa gaaray Degmada Baardheere

4th July 2022 admin 0

Erayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha iyo gargaarka, dhawaana loo magacaabi doono Wasiirka Wasaarada Gargaarka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta safar ku tagay magaaladda […]

guudlaawe

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle oo shir-gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Hirshabelle.

4th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Xukuumada Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada ee maanta warbixino uga […]

deni

Deni oo magacaabay guddoonka maxkamadda sare ee maamulkaas

4th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 28 ee 4-ta July 2022 kuna saabsan dib u magacaabida Maxkamadda […]

Wasiir

Sawiro:Qatar Charity iyo Wasaarada Caafimaadka oo Kulan Yeeshay

4th July 2022 admin 0

-Wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Qatar Charity ayaa soo booqday Isbitaalka Demartino si ay ugu kuur galaan adeegyada uu isbitaalka bixiyo gaar […]

boliis

Daawo:Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay haweeneey wiil yar ku xiratay hoygeeda

3rd July 2022 admin 0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay haweeneey wiil yar ku xiratay hoygeeda,Cabaas Cusmaan oo ah 18 jir ayaa muuqaal laga soo duubay lasoo dhigay […]

yusuf

Damjadiid’s Impratical Propaganda Motto

3rd July 2022 admin 0

We have heard Damjadiid repeat again and again @hassanMohamud’s empty and simplistic slogan “Somali heshiis ah, dunidana heshiis le ah”. However, neither Mr Mohamud nor […]

xasanshekkh

Madaxwayne Xasan Sheekh oo U dhoofay Dalka Turkiga

3rd July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan […]

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Magacaabay La-Taliyeyaashiisa Iyo Mas’uuliyiin Kale

3rd July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, iyo La-taliyeyaashiisa. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare […]

waayeel

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug iyo masuuliyuun kale ayaa lagu soo dhaweeyey Degaanka Bicil

3rd July 2022 admin 0

Masuuliyiin uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayna Qeyb Ka yihiin Mamulka Dagmada Caabudwaaq, Xildhibaano katirsan Galmudug iyo Masuuliyiin Kale ayaa lagu Soo dhaweeyay […]

deni

Daawo:Puntland oo loogu Baaqay inay Siidaayaan Ganacsade u Dhashay Beesha Makaahiil

3rd July 2022 admin 0

Waxgaradka iyo Odayaal dhaqameed Beelwaynta Makaahiil ayaa ugu baaqay dowladda Puntland in 12-saacadood gudaheyda kusoo deyso ganacsade Khadar Ceydiid Oogle.

wasiir

Wasiir Duube ayaa shacabka iyo bahda fanka uga tacsiyadeeyay geerida Khadra Daahir

2nd July 2022 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Bahda Faniinta uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee […]

garbahaaray

Terminal cusub ee Garoonka Diyaaradaha Degmada Garbaharrey oo Maanta Xariga Laga Jaray

2nd July 2022 admin 1

Waxaa Maanta xariga laga Jaray Terminal cusub oo dhawaan Laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Degmada Garbaharrey ee gobolka Gedo kaas oo dhismihiisa ay Fuliyeen gudiga Horumarinta […]

tarsan

Safiir Tarsan oo soo qaban qaabisay munaasabad lagu xusayey maalmaha xoriyadda Soomaaliya

2nd July 2022 admin 0

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay safarada somalia ee dalka kenya islamarkana ahayd mid loogu dabaal dagayay 62 sano guuradii kasoo wareegatay markii uu xornimada […]

muse

Daawo:Wariyaal u Xirnaa Taliska Muuse Biixi oo Ka Waramay Sidii Sharci darada ahayn ee loola Dhaqmay

2nd July 2022 admin 0

Gudoomiyaha MM TV Wariye Maxamed Cabdi Ilig iyo Madaxa Wararka HCTV Wariye Cabdijibaar Maxamed Xuseen, ayaa hadda dib u helay xorriyadooda kadib markii si sharci […]

Kenya

Kenya oo sheegay inay dileen xubno ka tirsan Alshabaab

2nd July 2022 admin 0

Militariga Kenya ayaa sheegay inay dileen 10 qof oo looga shakisan yahay Alshabaab, kaddib howlgal ammaan oo ay ka sameeyeen deegaannada Sariira iyo Kulbiyow ee […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes