Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2022

laftagareen

Akhriso:Laftagareen oo Maamul cusub u Magacaabay Gobolada Baay iyo Bakool

8th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maamulo cusub u Kala magacaabay Goboladda Baay iyo Bakool ee Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxwayne Guudlaawe oo Safar ugu Maqnaa Turkiga ayaa Muqdisho Lagu Soo dhaweeyey

8th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu dibada ugu maqnaa. Madaxweynaha waxaa garoonka […]

barlaman

Dhageyso:Xildhibaano Ka tirsan Golaha Shacabka oo Wali Wasiiro ka ah Maamul Goboleedyada

7th June 2022 admin 0

Barlamaanka Dowlada federaalka ee Soomaaliya waxaa ka mid ah Xildhibaano Badan oo laga soo doortay Maamul goboleedyada kuwaas oo Wali iska casilin Xilalkii ay ka […]

Cumar

Sawiro:Cumar Filish oo Gudoomiyey Kulan looga hadlayo amniga Muqdisho

7th June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Caasimada Maalinta Caleema […]

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Wasaaradda Gaashaandhigga

7th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga. Ujeedka kormeerka ayaa ah u kuurgelidda hannaanka shaqo ee […]

qoorqoor

Daawo:Qoorqoor oo ka hadlay Ujeedka Safirkiisa uu ku yimid Magaalada Cadaado

6th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha […]

deni

Sawiro:Madaxwayne Deni oo furay Shir looga hadlaayo dakhliga guud ee Puntland

6th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ku daah-furay shirka dib-u-eegista Dakhliga guud iyo Kor u qaadista wax soo […]

laftagareen

Akhriso:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Gole Wasiiro Cusub

6th June 2022 admin 0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa uu Magacaabay Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirada oo banaanaa, kuwaas oo xubnihii awal hyay […]

qoorqoor

Daawo:Labo sharci oo lagu ansixiyey shirka golaha wasiirrada Galmudug

6th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug ayaa […]

Wasiir

Midowga Waxbarashada Banaadir ayaa Eedayn u Jeediyey Wasiirka Waxbarashada

5th June 2022 admin 0

Midowga Dugsiyada Gobalka Banaadir iyo Daladaha Waxbarashada Soomaaliya oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa Dhaliilo u jeediyay wassaaradda Waxbarashada .

raashin

Sawiro:Deeq raashin ah oo laga qeybshay Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir

5th June 2022 admin 0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta deeq gargaar ah ka qeybisay Degmooyinka Shibis, Boondheere […]

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeer ku tagay xarunta weyn ee BJFS

5th June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeeray xarunta rasmiga ah ee golaha shacabka […]

wasiir

Wasiir Dubbe oo ka dayriyey Hab dhaqanka Warbaahinta Dowlada iyo kuwa gaarka loo lee yahay

4th June 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Senator Cismaan Abuukar Dubbe oo markii 2aad fursad waxbarasho oo aqoon kororsi ah siisay, arday dhigata […]

shakuul

Daawo:Odayaasha Axmed Madoobe oo Xasan Sheekh ugu baaqay inuu Ra’iisalwasaare u Magacaabo Sheekh Shakuul

4th June 2022 admin 1

Odayaasha Axmed madoobe Kismaayo samaystay ayaa Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xassan Sheekh maxamuud U jeediyay farriimo Iyo Talooyin ku Aadan magacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub Ee […]

cabdixaashi

Sawiro:Cabdi xaashi oo Soo dhaweeyey Xirirka Cusub ee Imaraadka iyo Soomaaliya

4th June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes