Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2022

Xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh Kulan La qaatay Dhigiisa Imaaradka Carabta

22nd June 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane Sheekh Maxamed Binu Saayid. Kulanka Labada Madaxweyne […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Safar Caafimaad ku Maqnaa ayaa Dalka Maanta kusoo Laabtay

22nd June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay dhowr maalmood […]

balanbal

Daawo:Shacabka Degmada Balanballe oo si isku tashi ah ku dhisanaya Garoonka Diyaaradaha degmadaas

22nd June 2022 admin 0

Shacabka ku dhawan degmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud ayaa si isku tashi ah ku dhisanaya Garoonka Diyaaradaha degmadaas, Waxayna baaq u direen Dowlada Federaalka iyo […]

Wasiir

Imtixaanka Sanad-dugsiyeedka oo lasoo gabagabeeyey iyo Arday ku Dabaal-dagay taalada Daljirka Daahson

22nd June 2022 admin 0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dalka ayaa maanta soo gaba-gabeysay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12-aad oo si Siman loogu qaaday xarumaha waxbarashada […]

fahadyasiin

Daawo:Aadan Madoobe oo ka hadlay waxa laga Yeelayo Kuraasta Fahad Yasiin iyo Mahad Salaad

21st June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa ka hadlay waxa laga yeelayo Kuraasta Fahad Yaasiin, Mahad Salaad iyo Hawlaha Baarlamanka Hor Yaal Afarta Sano ee Muddo […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Fulinaya halkudhagiisii Ayaa Safar Qarsoodi ah ku tagay dalka Israa’iil

21st June 2022 admin 1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed […]

aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

21st June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya. Guddoomiyaha ayaa Safaarada waxaa ku […]

puntland

Puntland oo Laga reebay Gudiga Aqalka Sarre ee dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka

21st June 2022 admin 0

Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansaxiyay xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka Soomaaliya, Kaas oo laga […]

rooble

Rooble oo Gudoomiyey Shirkii ugu Dambeeyey ee Golaha Wasiirada

21st June 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS ee shaqada ka sii tagaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu eegay […]

Aadanmadoobe

Daawo:Xildhibaan Aamina eelay oo qirtay Gudoomiye Mursal inuu Nairobi u Yimid Xaalad Caafimaad

20th June 2022 admin 1

Xildhibaanada Amina Maxamed Mursal, Amina Eelaay oo kamida Wafti la socda Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan madoobe oo Xaaladiisa Caafimaad laga dayrinaayey ayaa kawar […]

garooncw

Dhageyso:Maamulka Isboortiga Caabuwaaq oo qiray Inaysan $100 Kun ku bixin Garoonka Isbortiga

20th June 2022 admin 0

Gudoomiyaha Cusub ee Isboortiga Degmada Caabudwaaq Buraale Qooje ee gobolka galgaduud ayaa waxuu ka warbixiyey Musuq Maasuqa lagula kacay Dhismihii Garoonka Kubada Gacanta Degmada Caabudwaaq, […]

karaash

Maxaa looga hadlay shirkii heer Wasiiro ahaa ee uu maanta shir guddoomiyay Karaash?

20th June 2022 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir guddoomiyey shir heer Wasiiro ah oo lagu qabtay Caasimada Maamulka Puntland ee Garoowe. […]

khadiijo

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo La wareegay Shaqadii wasaarada Gargaarka ayaa Gaaray Gedo

20th June 2022 admin 0

Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arimaha bani’ aadamnimada iyo gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maanta soo gaary degmada doolow ee Gobolka Gedo […]

xoolo

Daawo:Xoolo Tiro Badan oo ka Dhoofaya Dekada Magaalada Boosaaso

20th June 2022 admin 0

Ku dhawaad 70 kun oo xoolo ah ayaa ka dhoofay caawa dekeda magaalada Boosaaso oo lagu daabulay Markab weyn iyo 3 doonyood isla markaana ku […]

puntland

Daawo:Shaqo la’aan baahsan oo ka Jirta Deegaanada Puntland

19th June 2022 admin 0

Waxaa Shaqo la’aanta baahsan soo wajahday xirfadlayaashii dhismaha Guryaha, Faryaamada & Tuubeystayaasha ee ka shaqaysanjiray Magaalo Madaxda Maamulka Puntland ee Garoowe.

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes