Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2022

aqalka sare

Sawiro:Aqalka sare oo ansixiyay guddiyada golaha oo ka Kooban 8 Gudi

25th June 2022 admin 0

Golaha Aqalka sare Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulan isugu yimid Xaruntooda waxayna ansixiyeen xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban 8-guddi. Guddoomiyaha golaha […]

deni

Guul daradii Deni ku dhacday oo Lagu eedeeyey Xildhibaanada Federaalka ee Puntland

25th June 2022 admin 1

Wasiirka Biyaha Maamul Goboleedka Puntland Caarshe Maxamed Siciid oo Bulshada Puntland dood wadaag la kala qayb galay ayaa kashifay qorshaha Puntland kadib markii Deni uu […]

Xamze

Barlamaanka Soomaliya oo codka kalsoonida siiyay Ra’iisul Wasaaraha cusub

25th June 2022 admin 0

Xildhibaanada golaha shacabka Baarlaamanka Jamhuuridda Federaalka Soomaaliyaa oo maanta ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah u ansixyay ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane […]

laftagareen

Daawo:Koofur Galbeed oo mamnuucday shirarka siyaasadda

25th June 2022 admin 0

Maamulka Koonfur Galebeed Somaliya ayaa sheegay in shirar siyaasadeed aan lagu qaban karin deegaanada Koonfur Galbeed, iyagoo sheegay inay jiraan siyaasiyiin doonaya inay qalqal siyaasadeed […]

Fartaag

Daawo:Fartaag oo ugu Baaqaay Axmed Madoobe iyo C/raxmaan Cabdishakuur inay gargaar lasoo gaaran Ceelwaaq

24th June 2022 admin 0

Senator Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag iyo wafti kale oo xildhibaano ah ayaa Diyaarad ku tagay Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, Senator fartaag ayaa waxuu ka […]

barlaman

Golaha Shacabka oo berri Codka kalsoonida u qaadayo Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban

24th June 2022 admin 0

Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri ah uu jiro Kulan-weynihii Golaha, kaasi oo ka qabsoomi doono xarunta Villa Hargeysa. Ujendaha […]

kaar

Afhayeenka Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Safarkii Israa’iil iyo Xanuunka Madaxwaynaha

24th June 2022 admin 1

Afhayeenka Madaxweynaha JFS Cabdikariim Cali Kaar ayaa ka warbixiyay safarka madaxweynaha uu ku tagay dalka Imaaraatka Carabta, Xaalada Caafimaad ee Madaxwaynaha iyo Warar sheegayey in […]

xasanshekkh

Madaxwayne Xasan Sheekh oo maanta laga helay Covid19 ayaa dla dib ugu soo laabtay

24th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo laga helay cudurka Covid 19 ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib […]

sacdiyofirinbi

Sawiro:Guddoomiye Sacdiyo Firinbi oo gargaar gaarsiisay Maamulka Puntland

23rd June 2022 admin 0

Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiya Yaasin Samatar “Sacdiyo Firinbi” oo galinkii dambe ee maanta gaartay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa […]

Sawiro:Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Deggan Imaaraadka

23rd June 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isaga oo […]

safiir

Safiirka Somali ee Uk ayaa booqasho ku tagay xabsiyada London oo ku jiraan dhalinyaro somaliyeed

23rd June 2022 admin 0

Safiirka Somali u fadhiya dalka Britian mudane Cabdiqadir xaaji ayaa booqasho ku tagay mid ka mid xabsiyada ku yaala London kuwaasi ay ku jiraan dhalinyaro […]

deni

Daawo:Deni oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Puntland

23rd June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Mashaariicda lagu horumarinayo Biyaha iyo […]

jubaland

Maamulka Axmed Madoobe oo kasoo Horjeeda Degmo Nimada Ceelcade ayaa Buurdhuubo Degmo u aqoonsaday

23rd June 2022 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo todobaadkan markiisii ugu horeysay lagu […]

sayid

Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid iyo Wafti uu Hogaaminayo oo gaaray Dhooblay

23rd June 2022 admin 0

Wafdi uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan islamarkaasina ay qayb ka ahaayeen Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee […]

shakuur

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Diiday inuu Baneeyo Kursiga Xildhibaanimo

23rd June 2022 admin 0

Ergayga gaarka ah ee Arimaha Bini’aadanimada u Magacaabay Madaxwaynaha Soomaaliya Cabdiraxman Cabdi Shakur Warsame ayaa waxuu diiday inuu dhumiyey Kursigi xildhibaan ee ku fadhiya maadaama […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes