Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2022

dirir

Magaalada Qardho oo loogu soo dhaweeyay Sheekh Mohamed Cumar Dirir

27th June 2022 admin 0

Magaaladda Qardho ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay Wafdi uu hogaaminayo Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamid ah Culimadda Soomaaliyeed kaas oo kasoo socdaalay Magaalada […]

guudlaawe

Guudlaawe oo amray in dhawacyada qaraxii Hiiraan ka dhacay loo soo qaado Muqdisho

27th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe ayaa qadka telefanka kula xiriiray wariyeyaashii ku dhaawacmay qarixii saakay ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne ee […]

Aadanmadoobe

Daawo:Aadan Madoobe oo kulan la qaatay guddoomiyayaasha Baarlamaannada Maamul goboleedyada

27th June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS mudane Cabdullahi […]

kaar

Villa Soomaliya oo war kasoo saartay xaaladda Caafimaad ee madaxweynaha

27th June 2022 admin 0

Shir jaraa’id oo uu goor dhowed qabtay Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaliya mudane Cabdikariin Cali Kaar ayuu faahfaahin kaga bixiyey xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, […]

muqdisho

Daawo:Muqdisho oo Ka Bilaabatay Dhaca Hantida Danta Guud iyo Arday Xabad lagu weeraray

27th June 2022 admin 0

Rag hubeysan oo ay keensadeen ganacsato doonaya inay si sharci daro ah ku dhistaan Dugsiga hoyga Xamar ee kilomitir 4 ayaa rasaaseeyay ardayda xanaanada ee […]

wasiirgalmudug

Sawiro:Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo daah furay shirka isku xirka Mashaariicda Caafimaadka 

27th June 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u daah furay shirka  isku xirka mashaariicda Caafimaadka deegaanada Galmudug, oo ay magaaladda Dhuusamareeb […]

qarax

Daawo:Qarax Khasaaro Gaystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan

27th June 2022 admin 0

Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay waxaana soo baxaya faah faahiino dheeeraad ah oo ku aaddan Qaraxaasi sababay qasaaro […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Hambalyo u diray Shacbaka Jabuuti

27th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray walaalkiis Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan […]

madoobe

Daawo:Axmed Madoobe iyo Ciidinkiisa oo Lagu eedeyey in ay Gubeen Tuulada Qudus ee Gobolka Jubada Hoose

26th June 2022 admin 0

Ciidamada Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Lagu eedeeyey in ay dad shacaba dil u gaysteen qaarna afduubeen ugu dambaystiina Gubeen Tuulada Qudus ee Gobolka Jubada […]

tarsan

Safiir Tarzan oo Nairobi uga Qayb Galay Kulan Lagu Taageerayey Ra’iisalwasaare Xamse

26th June 2022 admin 0

Munaasabad lagu taageerayay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ay ka qaybgaleen Xildhibaanno katirsan Barlamaanka Kenya, iyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya […]

axmedmadoobe

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo lagu soo dhoweeyay Dhoobley

26th June 2022 admin 0

Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Dhoobley halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeeyey. Maamulka Degmada, Odayaal, […]

aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha golaha shacabka oo Ubax dhigay Taalada Dhagaxtuur

26th June 2022 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka qeyb galay munaabadda Ubax dhiga xuska 26-ka Juun oo ka dhacday Taalada Dhagaxtuur ee […]

Xamze

Ra’iisul Wasaare Xamse oo hambalyo u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed

26th June 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Mudane Xamse Cabdi Barre  oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda qaateen […]

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ku baaqay in loo gurmado dadka abaaruhu Saameeyeen

26th June 2022 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka qayb galay Munaasabadii Xuska 62 guurada ka soo wareegtay markii Gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen Gumeystihii Ingiriiska ayaa […]

Farmaajo

Fariinta Madaxwayne Farmaajo ee Xuska 26 Juun

26th June 2022 admin 0

Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyaynayaa 62 sano guurada ka soo wareegtay dharaartii xornimada Gobollada Woqooyi ee 26-ka Juun […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes