Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2022

Cumar

Daawo:Gudoomiye Cumar Filish ayaa sheegay inuu heshiis la soo galay Turkiga

4th June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir (Cumar Filish) oo dalka kusoo laabtay ayaa ka waramay heshiis ku saabsan mataaneenta magaalooyinka Muqdisho iyo Konya ee Dalka Turkiga uu soo […]

abaar

Kumanaan Qoys oo kasoo Barakacay Abaarta ayaa soo Gaaray Degmada Doolow

3rd June 2022 admin 0

Xeryaha Degmada Doolow Soomaaliya ee gobolka Gedo waxaa kusoo qulqulaya qoyas tira badan oo kasoo barakacaya deeganada abaarta ay ku dhufatay gaar ahaan Gobolka Bay […]

Cabdishakuur

Dhagayso:Cabdiraxman Cabdishakuur “Mahad Salaad waxuu waayay xilka Xildhibaanimo”

3rd June 2022 admin 0

Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabbilsan arrimaha abaaraha iyo gargaarka, xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markii ugu horreysay ka hadlay inuu sharci ahaan […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Xasan Sheekh ka socday inuu wax ka qabto Baahiyaha Galmudug Kajira

3rd June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa khudbad dhinacya badan taabanaysa ka jeediyay munaasabad lagu soo dhaweenayay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane […]

Xasansheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaflad soo dhaweyn ah loogu saameeyay Dhuusamareeb

3rd June 2022 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ku maamuuseen madaxda iyo bulshada Galmudug ayaa ka warbixiyey […]

aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Qaran ee Talyaaniga

2nd June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa ka […]

shabab

Dhageyso:Shacabka Hiiraan oo dagaal adag la galay kooxda Agagixisada Alshabaab

2nd June 2022 admin 0

Dad is uruursaday oo ku nool Baledweyne ayaa sheegay in la dagaalameen ururka Argagixisada Al-Shabaab ayna uga dileen in ka badan 10 qof. Dadkan oo […]

xasansheekh

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Dhuusamareeb

2nd June 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo maalmahii  la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa Maanta lagu […]

Xasan Sheekh oo Koonfurgalbeed u sheegay inay ka fishaan Saaxibnimo iyo nabad

2nd June 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad soo dhoweyn ah loogu sameeyey Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa bulshada Koonfur Galbeed iyo […]

laftagareen

Daawo:Hadal Jeedintii Laftagareen ka jeediyey Xafladii lagu soo dhaweynayey Xasan Sheekh

2nd June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo Xaflad soo dhoweyn ah ugu sameyey wafdigii uu Hogaaminayey Madaxweynaha […]

axmed madoobe

Daawo:Beesha Geri Koombe oo Axmed Madoobe ku eedeeyey inuu Gubay Guryahoodii

1st June 2022 admin 0

Beelwaynta Geri koombe oo kamida Beelaha Soomaaliyeed ayaa madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe ku eedeeyay inuu gubay Guryo badan oo ku yaala Deegaanka Gaabow Gabdhoole ee […]

koonfur

Akhriso:Maamulka Koonfurgalbeed oo Maamul cusub u magacaabay Deegaan Xebeedka Jasiira

1st June 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku Magacaabay Maamulka cusub ee […]

odawaa

Sawiro:Generaal Odawaa oo kormeeray xeryaha ciidanka xoogga Soomaaliyeed ee gobolka Baay

1st June 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage  iyo Saraakiil kale ayaa maanta safar howlo shaqo ah ku tagay Deegganka Goofgaduud Buurey ee […]

xasansheekh

Daawo:Madaxweyne Hassan Shekh iyo Madaxweyne Laftagareen oo booqday Dadka Abaartu Saamaysay

1st June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ayaa Booqday Kaamamka ay ku jiraan […]

Aadanmadoobe

Daawo:Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya oo kooram La’aan u baaqday

1st June 2022 admin 1

Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS  ayaa u baaqday Maanta kooram La’aan, waxaana Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheikh Aadan Madoobe uu sheegay in Xildhibaanada badankood ay safaro […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes