Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2022

qoorqoor

Madaxwayne Qoorqoor oo dib Ugu soo Laabtay Magaalada Dhuusamareeb

30th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Dowladda Galmudug oo uu uga […]

barlaman

Daawo:Labada Gole ee Barlamaanja Soomaliya oo ansixiyey Miisaaiyada

30th June 2022 admin 0

Dood dheer oo maal qaadatay kadib Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyada sandkaan. Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo kulan […]

lafatagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Dib ugu Laabtay Magaalada Baydhabo

30th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku […]

Xamze

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamze Waa wax laga Xumaado in Amison na wardiyeyso

29th June 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen aqoonyahanno wax ku soo bartay dalka Malaysia oo […]

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka oo ka warbixiyey xaaladiisa caafimaad 

29th June 2022 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed farriin ku saabsan xaaladda caafimaad ee […]

xasansheekh

Somalia President Sheds Crocodile Tears for Drought Victims

29th June 2022 admin 0

President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud and his associates are insincere about helping victims of drought in Somalia. They are only shedding crocodile tears while […]

caashokoos

Daawo:Xildhibaaanad Caasho koos oo Weearar Afka Ku Qaaday gudoomiye Sacdiyo Firinbi

29th June 2022 admin 0

Xildhibaan Caasho Koos oo kamida golaha shacabka Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabtay Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Farinbi kadib markii ay su’aalo […]

khadiijo

Sawiro:Wasaarada Gargaarka Soomaaliya oo 40 kiish oo Raashina Gaysay Degmada Ceelwaaq

29th June 2022 admin 0

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS ayaa bilowday gaarsiinta deeqo raashin gargaar ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka ay abaaraha saameeyeen. Wasaaradda ayaa […]

Bayle

Daawo:Wasiir Bayle oo Sacdiyo Firinbu ugu Baaqay inay Firinbiga Dhigto

29th June 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka su’aalo adeg ka weeydiiyeen Miisaaniyadda dowladda Federaalka ee shanti sanno ee lasoo dhaafay, wuxuuna Wasiirka […]

Xamze

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah uga Shaqa bilaabay Xafiiskiisa

29th June 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa kadib markii uu shalay xilka kala wareegay […]

qoorqoor

Kulan Looga Soo horjeedo Qoorqoor oo Lagu Qabtay Muqdisho

28th June 2022 admin 0

Munasabad ay soo qaban qaabisay Madasha Badbaadada Galmudug oo looga hadlayay dib u dhaca siyaasadeed ee Galmudug iyo sidii Madaxda Gakmudug xilka looga qaadi lahaa […]

rooble

Rooble oo xilka ku wareejiyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub

28th June 2022 admin 0

Ra’iisulwasaarihii hore ee Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka si rasmi ah ugu wareejiyey Ra’iisulwasaaraha cusub ee XFS Xamse Cabdi Barre, Waxaana laga sugayaa […]

raashin

Ku dhawaad labo kun oo qoys ayaa deeq gar gaar ah loogu qeybiyay magaalada Baydhabo

28th June 2022 admin 0

Ku dhawaad labo kun oo qoys oo ka mid ah dadka ay abaaruhu saameeyeen, kuna nool deegaanada Koofur galbeed oo maanta deeq gar gaar ah […]

sacdiyofirinbi

Daawo:Gudoomiye Sacdiyo Firinbi iyo Wasiir Bayle oo Dood adag ku dhexmartay Xarunta Golaha Shacabka

28th June 2022 admin 1

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan guud oo wadajir ah ayaa dood adag geliyay Miisaaniyadda Qaranka. Ajandaha kulanka oo ahaa […]

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamze oo booqday Xaruntii Xisbiga Kacaanka Soomaaliya

28th June 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehlinayaan wufuud kala duwan ayaa […]

Posts pagination

1 2 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes