Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2022

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Beesha Caalamka u sheegay inuusan Rooble ka masuul ahayn amniga Doorashada

3rd May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan mira-dhal ah la yeeshay saaxiibbada beesha caalamka, gaar ahaan kuwooda lagu magacaabo […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha Golaha Shacab oo shir la yeeshay Saraaakiisha Ciidamada qalabka sida

3rd May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida. Shirkan […]

rooble

Rooble oo Hablyo ku aadan Maalinta Saxaafada u diray Suxifiyiinta Soomaaliyeed

3rd May 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ammaanay […]

muse

Daawo:Askari Ka tirsan Taliska Muuse Biixi oo Gabar ku dilay Hargaysa

3rd May 2022 admin 0

Allaha u naxariistee waxaa xalay bartamaha magaalada Hargeysa lagu toogtay Najmo Cabdullahi, oo kamid ahayd Shaqaalaha wasaarada horumarinta beeraha Soomaaliland.

dhoore

Sawiro:Generaal Biixi oo Lagu Wareejiyey Hub Laga Furtay Alshabaab

3rd May 2022 admin 0

Ciidanka howl-galka midowga Afrika ee ATMIS ayaa hub laga furtay malleeshiyada Al-shabaab waxa ay ku wareejiyeen Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Hubkan oo isugu jira dheshiikayaal, […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo ayaa xusay dadaallada dowladdu ay ku bixisay midnida iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed

2nd May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa ummadda Muslimiinta ah iyo dhammaan […]

karaash

Daawo:Karaash oo Sheegay inaan Deni laga yeelayn inay Puntland noqoto boombale dhabarka lagu qaato

2nd May 2022 admin 0

Madaxwaynaha Puntland ayaa Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo Salaada Ciida la tukaday Bulshada Magaalada Boosaaso ayaa waxuu sheegay Puntland inuu isku hayo dastuurka lagamana yeelayo […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciidul Fidriga

1st May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee […]

karaash

Daawo:Madaxwayne Karaash oo Hambalyada Ciidul Fitriga u diray Shacabka Soomaliyeed

1st May 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ugu hambalyeeyay dhammaanShacbaka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan Bulshada Puntland Munaasabadda barakeysan ee […]

wasiir

Wasaarada Arimaha Dibada oo ka hadashay Qilaaf ka Jira Safaarada Soomaliya ku leedahay Italy

1st May 2022 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay qoraal rasmi ah u dirtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Talyaaniga 02 bishii […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

1st May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan […]

Posts pagination

« 1 … 9 10

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes