Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2022

doorasho

Daawo:Xubno Ka tirsan Gudiga Doorashada FEIT iyo Gudiga Khilaafaadka oo Gaaray Garbahaaray

19th April 2022 admin 0

Xubno kamid ah Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya FEIT iyo Guddiga Xalinta khilaafaadka ayaa maanta gaaray magaalada Garbahasray ee Deegaan Doorasha labaad ee Jubbaland iyagoo ujeedkoodu yahay […]

lafatagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

19th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Garoonka […]

abwaanbadal

Allaha Unaxariistee Abwaan Bedel oo Muqdisho aas loogu sameeyey Maanta

19th April 2022 admin 0

Allaha Unaxariistee Abwan Bedel oo xalay Muqdisho lagu dilay ayaa maanta lagu aasay qabuuro ku yaalla degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, waxaana aaskiisa ka qayb […]

aqalka sare

Aqalka Sare oo maanta billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta Gudoonka Aqalka Sare

19th April 2022 admin 0

Guddiga doorashada guddoonka golaha aqalka sare ayaa manta oo Talaada ah billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta guddoonka golaha Aqalka sare. Qoraal kasoo baxay xalay guddiga ayaa lagu […]

fahadyasiin

Toos u Daawo Dacwada Kursiga Fahad Yasiin oo Muqdisho Ka Bilaabatay

19th April 2022 admin 0

Makamada Sare ee Soomaaliya waxaa ka bilowday dhagaysiga dacwada kursiga Hop086 oo uu kusoo baxay Taliyihii hore ee Nabadsugida Soomaaliya Fahad Yasiin.

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Ka Tacsiyeeyey Geerada Abwaan Bedel Jaamac

18th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle […]

abwaanbadal

Abwaan Beddal Jaamac oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

18th April 2022 admin 1

Alle ha u naxariistee waxaa Degmada kaxda ee Gobolkani Banaadir lagu dilay Abwaan Beddal Jaamac Xersi oo ka mid ah shaqsiyaadka sida weyn looga tixgaliyo […]

Doorasho

Daawo:Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabatay Kismaayo

18th April 2022 admin 0

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa Maanta magaalada kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ku qabtay doorashada Kursiga Hop#079. Kursigaan ayaa waxaa horay […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho

18th April 2022 admin 0

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade Airport kusoo dhoweeyay Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale, qaar kamid ah Xildhibaanada  Hirshabeelle iyo Mas’uuliyiin kale. Dhanka kale […]

raysal

Daawo:Xildhibaanad Reysal Qorane iyo Xildhibaan Xuseen Cali ayaa Dhaleelay Ajandaha Kulanka Maanta

18th April 2022 admin 0

Xildhibaanad Reysal Qorane Abshir iyo Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan Aqalka Hoose ee Soomaaliya ayaa Dhaleelay Ajandaha Kulanka Maanta ee Labada Golle.

daahiramiin

Xildhibaan Jeesow oo ka hadlay Xildhibaano Fowdeeyey Barlamaanka

18th April 2022 admin 0

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow ayaa waxuu ka hadlay xildhibaano fowdo ka sameeyey golaha shacabka waxuuna sheegay “Dad Danley ah oo Doonaya in ay Dantooda Fushadaan […]

barlaman

Xildhibaanada labada Aqal oo shaaciyay xiliga la qabanayo doorashada Guddoonka Labada Aqal

18th April 2022 admin 0

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay wax ka bedelka habraaca  kmg ah ee u gaarka ah doorshooyinka […]

wabi

Bulshada Magaalada Jowhar oo Samaysay Isu soo bax Roob doon ah

17th April 2022 admin 0

Bulshada Magaalo Madaxda Maamulka ee Hirshabeelle ee jowhar ayaa maanta sameeyay banaanbax roob doon ah xilli abaaro baahsan oo gaystay Qasaaro xooleed ay ka jiraan […]

xaaf

Daawo:Xaaf oo Shaaciyey inuu Madaxwayne Noqonayo 90%

17th April 2022 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Galmudug ahna Musharax Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magaalada Muqdisho ka sheegay “Boqolkiiba 90 aniga ayaa Madaxweyne Noqonayo waan hubaa aniga […]

guudlaawe

Daawo:Guudlaawe oo Qoondadii Haweenka Hirshabeelle ku Tuntay

17th April 2022 admin 0

Haweenka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Hirshabeelle ayaa Maamulka uu hogaamiyo Madaxwayne Cali Guudlaawe ku eedeeyey inuu ku tuntay qoondadii haweenka.

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes