Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2022

muna

Daawo:Xildhibaan Muna Axmed oo Rooble Ugu Baaqday Inuu Qabsado 90 Jirka taladii Alle Seejiyey

25th April 2022 admin 0

Xildhibaanad Muna Axmed Shire oo Kamida Xildhibaanada lagu doortay Deegaan Doorashada Labaad Jubbaland ee Magaalada Garbahaaray ayaa waxay sheegtay inay yihiin Xildhibaanada Saxa ah ee […]

deni

Deni oo Ka horyimid Wareegtadii Kasoo Baxday Madaxwayne kuxigeenka Puntland

25th April 2022 admin 0

Madaxwayihii Hore ee Puntland Sciid Cabdulaahi Deni ee isu Sharaxay Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan Magaalada Muqdisho waxaa uu soo saaray war qoraal […]

karaash

Karaash oo Puntland ka Sifaynaya Taliskii Deni ayaa Magacaabay 18 Agaasime

25th April 2022 admin 0

Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa hal maalin gudaheed ku magacaabay 20 masuul oo kala duwan,kuwaasi oo ay ku […]

karaash

Madaxwaynaha Ku meel gaarka ah ee Puntland ayaa Gudoomiye u Magacaabay Gobolka Mudug

25th April 2022 admin 0

Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee Puntland ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Mudug. Madaxwaynaha ku meel […]

xildhibaangedo

Daawo:16 Xildhibaan oo Lagu Doortay Gedo ayaa Muqdisho Shahaadada Xildhibaanimo lagu Gudoonsiiyey

25th April 2022 admin 0

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FIET ayaa Magaalo Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho shahaadada ku guddoonsiiyay Xildhibaanadii Golaha Shacabka ee Lagu Doortay Gobolka Gedo Guddiga Doorashooyinka […]

lafatagareen

Laftagareen ayaa ka Tacsiyey geerida ku Timid Rabi ha’unaxariistee Xildhibaan hore Marxuum Carfe Ibraahim Aadan

25th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Tacsiyey geerida ku Timid Rabi ha’unaxariistee Xildhibaan hore Marxuum Carfe Ibraahim Aadan oo […]

wasiir

Daawo:Waxgaradka Gaalkacyo oo Cambaareeyey Weerarkii lagu Qaaday Wasiirka Arimaha Dibada iyo Nabadoon CabdiSamed

24th April 2022 admin 0

Nabadoonada, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Gobolka Mudug oo kulan ku yeeshay Magaalada Gaalkacyo ayaa war kasoo saaray dhacdadii lagu weeraray Beerta Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ku […]

barlaman

Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Afisyoone Arimo Amni awgeed

24th April 2022 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka hadlay doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Goobta iyo Maalinta ay dhacayso. Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka […]

rooble

Rooble oo shir looga hadlayo abaaraha uga qeyb galaya dalka Switzerland

24th April 2022 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland,halkaas oo uu […]

karaash

Madaxwaynaha Puntland oo Guddi u Magacaabay Dhacdadii Gaalkacyo

24th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Puntland Ahmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddiga baarista dhacdadii dhowaan ka dhacday caasimadda gobalka Mudug ee Gaalkacyo, taas oo sababtay dhimashada hal Askari […]

ducaale

Daawo:Kursigii Cabdulaahi Carab ee HOP#119 oo ku guulaystay Siyaasi Ducaale doorashadii ka dhacday Garbahaaray

23rd April 2022 admin 0

Siyaasi Ducaale Adan Maxamed ayaa noqday musharraxii ugu horeeyay ee lagu doortay deegaan doorashada Labaad Jubbaland ee Garbaharaay #Hop 119 ee Horay ugu fadhiyey Wasiirka […]

Guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeelle iyo Roole oo Kawada Hadlay Kursiga Fahad Yasiin

23rd April 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Raisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe […]

barlaman

Hadal jeedinta musharaxiinta labada Aqal ee oo maanta bilaabatay

23rd April 2022 admin 0

Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sabti ah kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay dhageysanayaan hadal jeedinta musharaxiinta guddoonka labada ee […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Cambaareeyey Qaraxii Ka dhacay Xeebta Liido

23rd April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si kulul u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee lagu qaaday masuuliyiin iyo muwaadiniin kale oo ka afurayey […]

Doorasho

Daawo:Guddomiyaha Gudiga Khilaafka oo ka horyimid Doorashada Ceelwaaq iyo Garbahaaray

23rd April 2022 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Maxamed Cawil Warsame, ayaa sharci darro ku tilmaamay Doorashooyinka is garab yaaca ah ee ka bilowday Garbahaareey iyo Ceelwaaq.

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes