Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2022

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo u Hambalyeeyey Aadam Madoobe

28th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Hambaliyo udirey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur […]

barlaman

Doorashadashada Labada guddoomiye ku xigeen oo maanta lagu qabanayo Muqdisho

28th April 2022 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu wadaa in lagu qabto doorashada guddoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha shacabka Soomaaliya iyo ku xigeenka labaad sida ay sheegeen […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo u Hambalyeeyey Gudoomiye Aadan Madoobe

28th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee […]

Aadanmadoobe

Sheekh Aadan Madoobe oo loo doortay guddoomiyaha golaha shacabka

28th April 2022 admin 0

Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa caawa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Sheekh Aadan […]

barlaman

Daawo:Gudoomiyaha ku meel gaarka ah oo Xildhibaanada Codsi u Diray

27th April 2022 admin 0

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku boorriyay xildhibaannadu in ay yimaadaan hoolka doorashada si loo doorto […]

beesha

Beesha Calaamka oo Dalbatay in la qabto Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka

27th April 2022 admin 0

Iyadoo ay doorashooyinka Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Baarlamaanka ay dhacayaan todobaadkan, ayaa saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay boorinayaan in geeddi-socodka lagusoo gababageeyo si nabdoon. Waxaan […]

qaasim

Daawo:Gudiga Doorashada “Kooxihii Lagu doortay Ceelwaaq & Garbahaaray Kama qayb galayaan Doorashada Bari

26th April 2022 admin 0

Guddiga Qabanqaabada Doorashada guddoonka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho kaas oo ku saabsan doorashada bari ee Guddonka Barlamaanka Soomaaliya ayaa […]

farmaajo

Farmaajo oo Shaaciyey Xildhibaanada Garbahaaray & Ceelwaaq kama ka qayb gali karaan Doorashada Guddonka Barlamaanka

26th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markuu arkay dhacdooyinkii u dambeeyay ee la xiriiray arrimaha doorashooyinka iyo baahida loo qabo dhammeystirka doorashada Guddoonka […]

fartaag

Guuldaradii Soo Gaartay Fartaag oo Looga Dabaal dagay Deegaanada Jubbaland

26th April 2022 admin 0

Maanta oo Talaado ah waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacday Doorashada Gudoonka Aqalka Sarre ee Soomaaliya iyadoo la dooranayey Guddomiyaha Aqalka Sare iyo Labadiisa Kuxigeen. Wareegga […]

rooble

Akhriso:Rooble oo Shaaciyey Xildhibaan aan Dhabancad ogalaansho ka hayn inuu soo Galayn Afisyoone

26th April 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Howgalka Nabad ilaalinta ATMIS  faray in ay si degdeg ah ula wareegaan amniga teendhada Afisiyoone. Sidoo […]

boliis

Taliye Xijaar oo Beeniyey eedeymo usoo Jeediyeen Gudiga Doorashada barlamaanka Qaarkood

26th April 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa beeniyey eedo loo jeediyey taliyaha ee ah in uu hor […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo U Hambalyeeyey Gudoonka Cusub ee Aqalka Sarre

26th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dib loogu doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee […]

aqalka sare

Cabdi Xaashi oo Mar kale loo Doortay Gudoomiyaha Aqalka Sarre

26th April 2022 admin 0

Waxaa Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay Maanta doorashada Guddoonka Aqalka sare ee Soomaaliya. Waxaa fadhiga soo xaadiray dhammaan xildhibaanada Aqalka sare, waxaana kulanka […]

karaash

Madaxwayne Karaash oo ka horyimid Waraaq Deni kasoo diray Hotel Xamar Ku yaala

26th April 2022 admin 0

Madaxwaynaha kumeel gaarkabah ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa jawaab ka bixiyey qoraalkii Deni ku sheegay in digreetooyinkiisu aysan dhaqan-gal ahayn. “Waxaan shacabweynaha Puntland […]

sareedo

Daawo:Xildhibaanad Sareedo Xildhibaanda Garbahaaray Lagu Doortay ayaa Sharci ah

25th April 2022 admin 0

Xildhibaanad Sareedo Maxamed Cabdalla oo kamida Xildhibaanada Koonfurgalbeed kana qayb gashay Dhaarinta 16ka Xildhibaan ee laga soo doortay Garbahaaray ayaa waxay sheegtay inay haalka dhaarta […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes