Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2022

deni

Deni oo Shirka DP World Mar kale ka Xaraashay Dekada Boosaaso Madaama uu dhacay heshiiskii lala Galay

3rd April 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta kulan la qaatay Madaxda Shirkadda DPWORLD, si loo dardargeliyo oo dhakhso loo billaabo dhismaha iyo balaarinta […]

ugaas

Ugaas Maxamed Ugaas xaashi iyo Bulshada oo ka hadlay Doorashada Garbahaaray

3rd April 2022 admin 0

Kulan ay isugu yimaadeen Maamulka Degmadda iyo odayaasha dhaqanka iyo Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi kaas oo Looga hadlayey dib u dhaca doorashada Garbahaarey […]

Astaan

Daawo:Dowlada iyo Ganacsatada Soomaaliya oo 3 Milyan ugu Deeqay Suuqa Hargaysa

3rd April 2022 admin 0

Kulan Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu la yeeshay ganaacsatada Soomaaliyeed oo Looga hadlayay sidii loogu gurman lahaa ganacsatadii kdabkii weynaa ee baabi’iyay […]

koonfur

Labo Xildhibaan oo ka Tirsan Koonfurgalbeed oo qaatay Shahaada

3rd April 2022 admin 0

Guddiga doorashooyinka Heer federaal oo maalintii 2-aad wada bixinta shahaadada xildhibaanimo iyadoona ay maanta qaateen labo Xildhibaan laga soo doortay maamulka KGS.

muse

Daawo:Maamulka Muuse Biixi oo Horay Looga Digay Qatarta Suuqa Hargaysa

3rd April 2022 admin 0

Maamulka Soomaaliland ayaa horay waxaa looga digay dhibaatada ka imaan karta hadii dab ka kaco Suuqa Ganacsiga Hargaysa, kaas oo hada basbeelay.

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Qadka Telefanka Kula Xariiray Muuse Biixi

2nd April 2022 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay ka wada hadleen khasaaraha hantiyeed ee […]

waayeel

kulan lagu Soo dhaweynayey Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug ayaa lagu Qabtay Caabudwaaq

2nd April 2022 admin 0

Wasiiro, xildhibaano iyo qaybaha Bulshada Caabudwaaq ayaa ka Qayb Galay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Kaabayaasha Bulshada sidoo kalana lugu so Dhawaynayay Wasiirka arimaha Gudaha Galmudug […]

mahdi

Riisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay Hargeysa

2nd April 2022 admin 0

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dabkii xalay ka kacay suuqa ugu […]

hirshabeele

Hirshabeelle oo Shaacisay Inaysan Aqoonsanayn Gudiga FEIT ayna toos ula shaqeynayaan hoghayaasha

2nd April 2022 admin 0

Dowladda Hirshabeelle waxa ay u gudbisay Gudiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal ee ( FEIT) Xildhibaanada lagu soo doortay labada deegaan doorasho ee Hirshabeelle oo tiradooda […]

dab

Madaxwayne Farmaajo oo Ka hadlay Dab qasaaro gaystay oo ka Kacay Suuqa Magaalada Hargaysa

1st April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka murugaysan khasaaraha dabkii caawa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargaysa ayaa Alle ugu baryey […]

guudlaawe

Madaxwayne Guudlaawe oo Bisha Ramadaan Awgeed Hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

1st April 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan u direy dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta ku nool […]

farmaajo

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo hambalyo iyo duco u diray Shacabka Soomaaliyeed

1st April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo duco ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo […]

Astaan

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay inay Bari tahay Maalintii kowaad ee Bisha Ramadaan

1st April 2022 admin 0

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta birito ah ay tahay maalinta koobaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan. […]

laftagareen

Akhriso:Koonfur Galbeed oo Ka hortimid Go’aankii Muuse Geelle

1st April 2022 admin 0

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu aad uga xun yahay habdhaqanka Guddiga FEIT, musuqa baahsan ee ka dhex socda iyo kala qeybsanaanta ku timid xubnaha […]

deni

Daawo:Siyaasiyiinta Puntland oo Deni Ugu Baaqay Inuu Casilo

1st April 2022 admin 0

Siyaasiyiin reer Puntland ah oo uu kamid yahay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo maanta ku shiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ugu […]

Posts pagination

« 1 … 10 11 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes