Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2022

Boliis

Daawo:Taliye Farxaan Qaroole oo Gudoomiyey Shir looga hadlaya Amniga Muqdisho

9th March 2022 admin 0

Kulan Looga hadlayay xaalada Amni ee Muqdisho uuna Shir Gudoominayay Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa Digniino Laga Soo Saaray.

ciidan

Daawo:Ciidamada Xooga Dalka oo Horjogayaal Shabaab ah Gacanta kusoo dhigay

9th March 2022 admin 0

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay tuulooyinka hoos taga Jamaame isla markaana gacanta ku dhigay horjoogayaal sare oo kooxaha argagaxisada ka mid ah.

koonfur

Akhriso:Magacyada Lix Xildhibaan oo Maanta lagu doortay Koonfurgalbeed

9th March 2022 admin 0

Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur galbeed ayaà maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ku qabtay doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

8th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar shaqo oo maalmihii la soo […]

zaynab

Sawiro:Marwada Kowaad ee Dalka oo Muqdusho uga qayb gashay Xuska Maalinta haweenka

8th March 2022 admin 0

Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo maanta ka qeyb gashay Munaasabadda Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso, ayaa guud ahaan haween […]

Bayle

Wasiirka Maaliyada oo ka warbixiyey horumarka laga Sameeyey Hanaanka maaliyada Soomaliya

8th March 2022 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sharaxaad ka bixiyay shirka sanadlaha Soomaaliya iyo Hey’adaha dhaqaalaha aduunka oo socday labo todobaad loogana hadlayay hannaanka […]

rooble

Daawo:Banaanbax Looga Soo horjeedo Guddi Rooble Magacabaay ayaa ka dhacay Garbahaaray

8th March 2022 admin 0

Banaan baxyo ka dhan Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey oo Ra’iisul Wasaare Rooble Magacaabay ayaa ka dhacay Garbahaarey, Xilli ay […]

dagaal

Dhageyso:Dagaal ka Dhacay Madaxtooyada hirshabeele ee Magaalada Baladwayne

8th March 2022 admin 0

Dagaal laysu adeeegsaday hubka qaybihiisa kala duwan ayaa dhaxmaray Ciidanka ilaaladda madaxtooyadda Hirshabeele ee kusgan baladwayne iyo kuwa taabacsan mid kamid musharaxiinta ku sugan Magaaladaas. […]

cumardhagay

Daawo:Shirdaha Diyaaradaha oo looga Digay Cumar Dhagey inay Garbahaaray usoo qaadaan

7th March 2022 admin 0

Maamulka Garbahaarey oo warbaahinta kula hadlay Garoonka Diyaaradaha ayaa shirkadaha diyaaradaha ugu digay iney soo qaadaan guddiga qiimeynta xaaladda Gobolka Gedo ee hogaamiyaha u yahay […]

muuse

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Munaasabad Saraakiil Tobabar loogu soo xiraayey

7th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay xaflada qalin-jabinta Dufcadii 7aad oo ka kooban 410-Sarkaal oo ka baxay kulliyada Tababarka Layli Sarkaal […]

karaash

Sawiro:Karaash oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda Norway

7th March 2022 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi uu hoggaaminaayo Ergayga gaarka ah ee Dowladda Norway u […]

wasiir

Daawo:Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada oo shaaciyey inuu yahay Musharax Madaxwayne

7th March 2022 admin 0

Wasiirkii hore ee Arimaha dibadda Somaliya Maxamed Abdirisaaq oo shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne dawlada Fedaralka Somaliya.

Duraan

Sawiro:Wasiirka Gaadiidka oo la Kulmay Madaxda Diyaaradaha ka hawlgala Dalka

7th March 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka  iyo Duulista hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta la shiray masuuliyiin ka socday Diyaaradaha ka hawlgala dalka, iyadoona mudooyinkii […]

zakriya

Dhageyso:Xildhibaan Zakariye Dalka Doorasho Dhac ah oo aan lala dhuumanayn baa kasocota

7th March 2022 admin 0

Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Maxamed oo ka hadlaayey doorashadii ka dhacday Boosaaso iyo mid guud ew dalka kasocota ayaa rajo xumo ka muujiyey qaabka wax […]

deni

Daawo:Deni oo Kulan laqaatay Xildhibaanadii Lagu dooratay Boosaaso

6th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka JFS ee shalay lagu doortay Boosaaso kuwaas oo dhamaantood Deni […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes