Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2022

jubbaland

Jubbaland oo Soo Gabagabeysay 35 kursi ee Taalay Magaalada Kismaayo

21st March 2022 admin 0

Jubbaland ayaa maanta soo gebo-gebeysay doorashada 35 kursi ee taalay Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Jubbaland. Maamulka Jubbaland ayaa bilawday doorashada xildhibaanada […]

muuse

Sheekh Kasoo Cararay Taliska Muuse Biixi oo Isu dhiibay Alshabaab

21st March 2022 admin 0

Sheekh Aaadan Cabdiraxmaan Warsame “Sunne” oo dhawaan ay mas’uuliyiinta Somaliland ku dhawaaqeen inuu ka baxsaday magaalada Hargaysa oo uu degenaa ayaa wareysi siiyay BBC-da, isagoo […]

laftagareen

Lafta-Gareen oo la dar daarmay Xildhibaanada Cusub ee Koonfurgalbeed

21st March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa shahaado sharaf mahadcelin ah guddoonsiiyey xubnaha gudiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee (SEIT)Xubno ka socdey […]

deni

Daawo:Shacabka Muqdisho oo Si kulul Uga hadlay Musharaxnimada Deni

20th March 2022 admin 0

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay musharaxnimada Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaagi Deni iyagoo sheegay inay tahay wax aan Soomaali aqabli karin.

rooble

Rooble oo codsaday kuraasta Taala Baladwayne in si hun loogu tartamo

20th March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu si dhaw ula socdaa juhdina ku bixinayaa dhammaystirka doorashada kuraasta Golaha Shacabka BFS ee wali harsan […]

muse

Muuse Biixi oo Jaaliyada Somaliland Kulan Casho ah kula Qaatay Maraykanka

20th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi iyo weftigii ballaadhnaa ee ku wehelinaayey safarka Maraykanka ay ku joogaan ayaa kulan Casho Sharaf ah la yeeshay jaaliyadda Reer […]

guudlaawe

Guudlaawe oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii guddiga doorashooyinka.

20th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Dowladda Hirshabeelle ka qaaday Mudane Axmed Xasan Diini. Waxaana […]

deni

Daawo:Deni oo Dhaaciyey inuu Yahay Musharax Madaxwaynaha Soomaliya

19th March 2022 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaani Deni oo Garoowe kulan kula qaatay Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah kuma matala Puntland ee dhawaan doorashadooda Soo dhamaatay ayaa waxaa u […]

asluub

Daawo:Taliye Shube oo Lagu soo dhaweeyey Muqdisho kadib markii Xildhibaan loo doortay

19th March 2022 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan dowlada iyo saraakiil ciidan ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee muqdisho ku soo dhaweyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Generaal Mahad Cabdiraxmaan […]

maxamudsayid

Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo shir gudoomiyey shirka Amniga Jubbaland

19th March 2022 admin 0

Madaxwaye ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir-guddoomiyey shirka billaha ah ee golaha amniga Jubbaland. Shirka […]

laftagareen

Sawiro:Laftagareen oo kulan la qaatay guddiga hirgelinta doorashooyinka (SEIT)

19th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT). Madaxweynaha ayaa guddiga […]

Doorasho

Jubbaland oo shaacisay ergada Soo Xulaysa labada Kursi Hop129, Hop124

19th March 2022 admin 0

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay Xubnaha Soo xulaya kuraasta kala ah #HOP029 & #HOP124. Labadaan Kursi ee la Jubbaland Shaacisay ayaa Doorashadooda […]

mucaarad

Maka Daynaa Hagardaamada Qaranka Soomaaliyeed W?Q Dhiblaawe

19th March 2022 admin 0

Dadka Soomaaliyeed waa in ay lahaadaan qalbiyo wax xasuusta,maskax wax garata iyo akhli wax rogrogi kara oo inta wax shaandheeya waxa saxa ah ee lagamamaarmaanka […]

beesha

Beesha Caalamka oo War ka soo Saartay Doorashada Soomaaliya ee Jiitamaysa

18th March 2022 admin 0

Saaxiibada caalamiga ah waxa ay la socdaan in doorashada in ka badan boqolkiiba 80  ee kuraasta Golaha Shacabka lagu dhameystiray waqtigii ay u qabteen Golaha […]

muuse

Muuse Biixi iyo Waftigiisii oo Fashil kala kulmay Aqalka Sare ee Maraykanka

18th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii shanaad ku sugan Maraykanka ayaa Washington D.C kulamo muhiima la yeeshay Guddida Arrimaha […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes