Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2022

axmedmadoobe

Jubbaland oo Guddiga FEIT ku wareejisay Liiska Xildhibaanada Jubbaland oo Kala Dhiman

27th March 2022 admin 0

Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland (SEIT) ayaa maanta xubno kasocday Guddiga FEIT ee heer Federaal ku wareejiyay Faylasha xilibaanada labada […]

deni

Deni oo ah Shaqsi aan dulqaad Dowladnimo lahayn danta dalka iyo ma lagu aamini karaa ?

27th March 2022 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciiid Deni oo dhawaan ku dhawaaqay inuu yahay Musharaxa Madaxwaynaha Soomaaliya oo laga dharagsan yahay dagaalka iyo Colaada uu ka oogay Puntland iyo […]

puntland

Sawiro:Guddiga FEIT oo lagu wareejiyay Xildhibaannada laga soo doortay Puntland

27th March 2022 admin 0

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee ( SEIT) Puntland, ayaa maanta Guddiga Doorashooyinka Heer Federal ee (FEIT) ku wareejiyey Xogta iyo Galalka doorashadii ka […]

laftagareen

Laftagareen ” Waxaan rabnaa in aan Go’aamino masiirka Soomaliya oo aan naloo yeerin ”

27th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay Xaflad lagu sagootinayey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku Metelaya Dowlad […]

Galwaaq

Ururka Suxufiyiinta Jubaland ayaa Cambaareeyay xariga Wariye Galwaaq loogu gaystay Degmada Garbahaarey

26th March 2022 admin 0

Ururka Suxufiyiinta Jubaland wuxuu sida ugu adag u cambaareynayaa xariga sharci daradda ah ee maamulka Degmada Garbahaarey ay u geysteen Wariye Mowliid Cabdi Maxamed oo […]

Farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Maamulka Banaadir

26th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska, Asluubta iyo Nabad Sugidda ayaa […]

muuse

Muuse Biixi oo Khudbad U Jeediyey Dadweyne Ku Soo Dhaweeyey Madaarka Hargaysa

26th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka Maraykanka, ayaa maanta soo dhaweyn heer qaran ah loogu sameeyey […]

laftagareen

Laftagareen oo 77 Xildhibaan ee Barlamaanka labada aqal Gudoonsiiyey shahaadooyin

26th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shahaadada Kumeel Gaarka ah gudoonsiiyey Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamanka JFS ee ku matali […]

shiiqshaakir

Dagaal Khasaaro Dhaliyey oo Dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo kuwa Shaakir

26th March 2022 admin 0

Duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Xalay dagaal ku dhexmaray Ciidanka Maamulka Galmudug iyo kuwa Ahlusunna ee Taabacsan Sheekh Shaakir iyo Macalin Maxamuud. Dagaalkan […]

Ugaas

Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa Martiqaad u Sameeyey Ugaas Maxamed iyo Waftigii uu Hogaaminaayey

26th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad deeegaanka soomalida Mudane Mustafe maxmuud Cumar ayaa Caawa Casho Sharaf usameeyey Ugaas Maxamed ugaas Axmed iyo Wafti uu Hogaaminaayo oo Nabadayn u Joogo […]

deni

Deni oo Kulan Wadatashiya Garoowe kula yeeshay Siyaasiyiinta Puntland

25th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada Puntland ee xilligan ku sugan Garoowe. Kulankan oo ah […]

Roobka Badan oo Ka da’ay Deegaano Badan oo Kamid ah Gobolada Dalka

25th March 2022 admin 0

Roobab badan oo ah oo kuwa guga ayaa ka curtay deegaano badan oo kamid ah Gobolada dalka Soomaaliya kuwaas oo ay jirtay abaar xoolihii dhamaysay. […]

hirshabeele

Maamulla Hirshabeelle oo shaacisay liiska kuraastii ugu dambeysay ee Beledweyne

25th March 2022 admin 0

Gudiga Hirgalinta Doorashada Maamulka Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qabashada Afar kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne, waana Kuraastii ugu dambeysa […]

xaaf

Madaxwaynihii Hore ee Galmudug oo ku dhawaaqay Inuu yahay Musharax Madaxwayne

24th March 2022 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa waxuu sheegay inuu Yahay Musharaxa Madaxwaynaha Soomaaliya, Waxuuna Balanqaaday inuu Ilahay dartiis dadka ugu shaqeynayo.

Farmaajo

Villa Soomaaliya oo Dhaqaalo iyo Xoolo nool Kaga Qayb qaadatay Tacsida Sheekh Shariif Sheekh Muxudiin

24th March 2022 admin 0

Tacsida Sheekh Shariif Sheekh Muxudiin Celi oo wali kasocta Muqdisho ayaa waxaa la gaarsiiyey Dhaqaale iyo Xoolo Nool oo ka yimid Madaxtooyda Soomaaliya gaar ahaan […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes