Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2022

Dhuumaal

Daawo:Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa kulan looga hadlayo amniga ku qabtay Goobwayn

29th March 2022 admin 0

Wasiirka Amniga Jubbaland Generaal Yuusuf Xuseen Dhuumaal ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlaayey nabadgelyada deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo kaas oo ka dhacay deegaanka Goobweyn.

laftagareen

Madaxweyne Laftagareen ayaa kulan la qaatay Wafdi kasocday Qaramada Midoobey

29th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren ayaa Qaabilay Khabiirka Madaxa Bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Isha […]

turkey

Munaasabad lagu soo bandhigayay Dhaqanka Soomaaliya oo lagu qabtay Dalka Turkiga

29th March 2022 admin 0

Munaasabaddan oo aheyd mid si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyay ayaa waxaa soo agaasimay Maamulka Huda American School’s, oo ah Iskuul ay leeyihiin […]

qoorqoor

Daawo:Madaxwayne Qoorqoor oo Xariga ka Jaray dhismaha Cusub ee Wasaarada qorshaynta

29th March 2022 admin 0

Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xariga kajaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug, kadib munaasabad lagu qabtay Wasaaradda. […]

Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa kulan la qaatay ergayga Geeska afrika u qaabilsan UNHCR

29th March 2022 admin 0

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa qaabillay kulanna la qaatay Ergayga Gaargka ah ee hay’adda UNHCR ee Geeska Africa, mudane Maxammed Cabdi Aafey iyo […]

aamino

Kulan loogu Ducaynayo allaha Unaxariistee Aamino Maxamed ayaa Lagu Qabtay Baladwayne

28th March 2022 admin 0

Kulan Loogu duceynayay alle ha u naxariistii Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi oo dhawaan Qarax ka dhacey magaalada baladweyn ku Geeriyootay ayaa lagu qabtey qabtay wadanka […]

waayeel

Madaxweyne Qoor Qoor oo dib u soo magacaabay Wasiir Cabdi Waayeel

28th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaqadiisa dib ugu celiyay wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel). Madaxweyne ku xikeenka maamulkaas […]

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed oo Kualan la qaatay Bulshada Sade ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ku sugan

28th March 2022 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo uu waheliye Ugaas Cabdi Ugaas Daahir ayaa kulan qado iyo Xogwaraysi ah Layeeshay Odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta, aqoonyahannada Beesha Sade ee […]

guudlaawe

Guudlaawe oo ku baaqay qayb qaadashada Dhismaha isbitaalka Isbitaalka Baladwayne

28th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Cusbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weeraro ay […]

Sanbalooshe

Sanbaloolshe ayaa ku guuleystay Doorashadii ka dhacday Baladwayne

28th March 2022 admin 0

Magaalada Baladwayn ee Gobolka Hiiraan waxaa lagu soo gaba-gabeeyay doorashada kursiga Hope058, kaasi oo ay tartamayeen ilaa 7 musharax oo ku jiro Madaxwaynihii hore ee […]

Guuleed

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kulan la qaartay Ra’iisul wasaaraha Qadar

28th March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal […]

balanbal

Masuuliyiinta Galmudug oo laga Codsaday Balanqaadkii ay usameeyeen Airportka balanbale inay Fuliyaan

27th March 2022 admin 0

Waxaa meel fiican maraya dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Balanbale ee Gobolka Galagaduud kaas oo dhismihiisa Isxilqaan ku dhisaayaan Bulshada, waxaayna Gudiga dhismaha Airportka Balanbale ugu […]

elitehotel

Daawo:Wasiir Amniga oo Lagu eedeeyey Inuu dhacayo Dhulka Agoonta Bashiir Raagge shiiraar

27th March 2022 admin 0

Ehelka bashiir Raagge shiiraar ayaa waxay ku eedeeyey wasiirka Amniga Xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed Nuur inuu boobayo dhul ay dhaxaltooyo ahaan u […]

barlaman

Xildhimaanow Codkaaga Meel Dalku Eedo Ha Dhigin!!! W/Q Khalif Ashkir Diini

27th March 2022 admin 0

XILDHIMAANOW CODKAAGA MEEL DALKU EEDO HA DHIGIN.!!! Maalmo yar ka dib waxaa la hawl-galinayaa barlamaanka 11aad ee fedaraal Somaaliya labadiisa Gole oo si-laga-fiican yahay ku […]

rooble

Daawo:Rooble Oo Hay’addaha Amniga Faray Baarista Weeraradii ka Dhacay Garoonka Diyaradaha iyo Kii Baladwayne

27th March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxda ugu sarreysa hay’adaha amniga dalka iyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes