Wasiirka Gadiidka Soomaaliya oo Deni ku eedeeyey inuu dad u xiray HOP166

wasiir

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlada Soomaaliya Duraan Faarax ayaa sheegay in si baal marsan habraacyadii doorashada ee golaha wadatashiga qaran ku heshiiyeen loo maamulay doorashada Kursiga sumadiisu tahay HOP166 taas oo uu sameeyey Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.