Afhayeenkii Rooble ayaa Qarax lagula Beegsaday Magaalada Muqdisho

macalimu

Qaraxa ayaa isgoska dabka ee Magaalada Muqdisho lagula beegsaday gaari uu watay Afhayeenka xukuumadda ra’isulwasaare Rooble Maxamed Ibraahim Macalimuu waxaana lasoo warinayaa in uu dhaawac kasoo gaaray

1 Comment

Leave a Reply to Farah caleen Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.