Madaxwaynaha iyo Gudoomiyihii Galmudug oo Dib ugu soo laabtay Dhusamareeb

qoorqoor

Madaxweynaha Dowlada Galmudug mudane Axmed Abdi kaariye oo u weheliyo Gudomiyaha Barlamanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa soo gaaray caasimada Galmudug ee dhuusomareb.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa Muqdisho uga qayb galay shirka Wadatashiga arimaha Doorashooyinka kaas oo ay kasoo qayb galeen Madaxda Maamul goboleedyada iyo Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya.

Sida Uu dhigaayey heshiiska doorashooyinka Soomaaliya Bari oo Sabti ayaa waxaa dalka ka bilaabanaya qabashada doorashada xildhibaanada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.