Akhriso:KoonfurGalbeed oo Shaacisay Magacyada ergada Soo Xulaya 5 Kursi

koonfur

Guddiga hirgelinta doorashada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa shaaciyay Magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee soo xulaya Ergada 5-tii kursi ee guddigu shaaciyey dhawaan in la qabanao doorashadooda.

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa noqday maamulkii ugu horreeyay ee dhaqan-geliyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee heshiiska looga gaaray doorashada dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.