Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo laga cabsi qabo inuu Fashilmo

rooble

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee looga hadlaayey doorashooyinka Soomaaliya sidii waqti gaaban loogu soo gaba gabayn lahaa ayaa waxuu ku dhow yahay inuu fashilmo, sida ay sheegayaan ergoogiyinka ka qayb galaya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ayaa waxuu codsaday in lagu wareejiyo amniga dalka taas oo madaxda Maamul goboleedyada iyo gobolka banaadir ay u sheegeen Rooble inaysan awood u lahayn wareejinta Amniga Sababtoo ah waa arin dastuuriya madaxwaynaha Soomaaliya ayaana ka masuula.

dhanka kale madaxda maamul goboleedyada qaarkood ayaa Rooble u sheegay Amniga deegaaanada ay maamulaan inay ka masuul yihiin.

Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa lagu wadaa maanta inuu soo xirmo lama oga waxa uu kusoo dhamaan Rabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.