Daawo:Wasiir Beeniyey In Maamulka Hawada Rooble Shirkad ku Wareejiyey

wasiir

Warbaahinta kala duwan ee Soomaaliya ayaa maanta daabacay warar sheegayay in Maamulka hawada Soomaaliya uu Ra’iisalwasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ku wareejiyay Shirkad gaar loo leeyahay, taas oo fadhigeedu yahay Mareykanka.

Wasiirka Gaadiidka Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax ayaa beeniyay warkaas kasoo baxay warbaahinada Soomaaliya ee lagu sheegaya in Maamulka hawada dalka lagu wareejiyay Shirkad laga lee yahay dalka maraykanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.