Daawo:Golaha Wadatashiga Qaranka oo kulan la yeeshay Beesha Caalamka iyo Midowga Musharaxiinta

rooble

Golaha Wadatashiga Qaranka ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen dardargalinta doorashooyinka dalka.

Dhanka kale Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socda Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka iyagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aaddan hufnaanta doorashada.

Kulankii Muqdisho uga socday xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa wali wax go’aamo ah aysan kasoo bixin lamana oga goorta lasoo gabagabeynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.