Rooble oo Sheegay Inuu Soo Magacaabayo Gudi Soo Baara Af Gambigii lagu sameeyey

rooble

Wasiirrada Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa caawa kulan uu soo qaban qaabiyey Ra’iisalwasaare Rooble ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo sida siyaasadda, amniga iyo doorashooyinka dalka.

Golaha Wasiirrada ayaa isku raacay in baaritaan dhab ah lagu sameeyo cidii ku lugta lahayd duullaankii lagu qaaday hey’adaha dastuuriga ee dalka ,isaga oo Ra’iisul Wasaaruhu uu soo magacaabi dooni guddi ka kooban 5 xubnood oo baaris dhameystiran ku sameeya sidii ay wax u dhaceen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.