Rooble oo Laga Sugaayey xal u helida Doorashada ayaa ku mashquulsan xil ka qaadis

Rooble

Ra’iisalwasaaraha xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga Fadhiyaa sidii uu ku dhamays tiri lahaa Doorashada Xildhibaanada Soomaaliya Taas oo la dhaafay Mudadii loo Qabtay inay dhamaato.

Ra’iisul WasaarahaXukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka u kala wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wasiirka cusub ee Caddaalada Mudane Xasan Xuseen Xaaji

Ra’iisalwasaare Rooble ayaa waxqtigiisii waxaa uu ku dhameeyey kala badalida wasiirada dowlada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.