Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Soo Gaaray Muqdisho

axmed madoobe

Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka ah iyo dadweyne kala duwan.

Madaxweynayaasha ayaa ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga arimaha doorashooyinka ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen rooble.

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa wali imaan Magaalada muqdisho lamana garanayo goorta uu imaanayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.