Dhagayso:Dagaal Khasaaro Dhaliyay Oo Ka Socda Magaalada Baledweyne

dagaal

Magaalada Baladweyne ee xaruinta Gobolka Hiiraan, ayaa Caawa waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Madaxwayne Kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo ciidamo kale oo kasoo horjeeda, dagaalkaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac , kuna sii fidaya qaybo badan oo magaalada Baladweyne.

Sida wararka nagu soo gaarayaan dagaalka ayaa u dhaxeeya Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeelle, iyo sarkaal magaciisa la noogu sheegay Nuur Dheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.