Maraykanka oo Madaxwayne farmaajo ka socday inuu Culayska ka yareeyo Rooble

Farmaajo

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, horyana u ahayd Safiirkii hore e South Sudan Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay Madaxweyne Farmaajo.

Qoraalkii kasoo Baxay Mary Catherine Phee ayaa sidaan u qornaa.

Waxaan maanta kala hadlay madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Farmaajo si degdeg ah in loogu baahan yahay in la joojiyo hadalada wax sii hurinaya iyo ficilada, Waxaan carrabka ku adkeeyay in ciidamada ammaanku ay dhexdhexaad ahaadaan Waxaan ku booriyay inuu ku taageero Rooble inuu isugu yeero Madaxda Maamul goboleedyada si loo dhamaystiro doorashooyin lagu kalsoonaan karo oo degdeg ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.